|
 |
Shabakada warbaahinta Boondheere ayaa maanta soo qaaday sawiro muujinaya dhaawacyada Isbitalka Madiina oo sii kordhay, iyadoo banaanka hore ee Isbitalka laga sameeyay teendhooyin ay jiiftaan dhaawcayada markii ay buuxsameen sariirihii Isbitalka, iyadoo dhinaca kale aanu idiin heyno sawiro ku aadan boqolaal qoys oo ka barakacaya magaalada Muqdisho oo qaarkood hoosjiifa geedo ku yaala ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More |
|
 |
 |
 |
|
|
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|