 |
|
Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans |
|
Kids Islam Histories |
Qura'an Translation |
Al-Jebra Learning |
Reading Qur'an |
Somali History |
Somali Songs |
Web Design |
Maqaalo |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
• Amin Arts.com |
• Abaaqarow.com |
• Aflax-online |
• All Ceeldheere |
• Axadle.com |
• Baraawe Post |
• Biyokulul.com |
• Ceelbuur online |
|
• Calanka.com |
• Dhagaweeyne |
• Jamaame.com |
• italosomali.org |
|
|
• Gandershe.com |
• Hiiraan.com |
• Markacadey |
• Markacadey.net |
• Somali Sports |
|
• Somali Jaceyl |
• Sosca.ca |
• Somaliroots |
• Somali Cartoons |
• Somalitalk.com |
• Somali weyn |
• Somali post |
• Wabishabeele |
|
• Xeebta.com |
•Yaqshid.com |
 |
• Ayaamaha |
• Aayatiin.net |
• Godey News |
• Qaranpress |
• Somali Press |
|
 |
• Worldcup History |
|
|
|
|
|
|
|
|
Weerar caawa lagu qaadey Kolonyo Itoobiyaan ah isgoyska L.4
Kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah ayaa caawa lala beegsadey weerar gaadma ah agagaarka isgoyska L.4. Dad goobjooga ahaa ayaa inoo sheegey in halkaa ka dhacey qarax weyn kasoo xigey israsaaseen daqiiqado socdey. wararka ayaa sheegaya in halkaa ku dhinteen 3 askari Itoobiyaan ah kadib markii Baasuuke lala beegsadey gaarigii ay saarnaayeen. Weerarkan ayaa socdey mudo 30 daqiiqa ah halkasoo markii danbe yimaadeen gurmad xoog leh oo ka socda dhinaca ciidamada Itoobiyaanka.
Dadka degaanka degan ayaa sheegey in ilaa iyo hada socdaan israsaaseen goos goos ah. Magaalada Muqdisho ayaa habeenadan waxaa ka socda weeraro isxiga oo lala beegsanayo ciidamada Itoobiyaanka ee halkaa ku sugan. MMI ayaa waxey hore u balanqaadeen in meel walba ay ku weerari doonaan ciidamada Tigreyga ee wadanka soo galey, waxaa taasi dheer in uu sii kordhayo naceybka loo hayo ciidamadaa oo shaley caruur Soomaali ku diley kuna dhaawacey magaalada Muqdisho iyagoo sidoo kale maanta ku diley magaalada Beledweyne wiil Soomaaliyeed.
Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxey dib u xasuusteen waqtigii ay dalka joogeen ciidamadii UNSOM oo uu hogaaminayey Mareykanka kuwasoo loo geysan jirey weeraro gaadma ah.
|
|
|