Madaafiic Hoobiye yaal ah oo caawa lagu duqeeyay fariisimaha Itoobiyaanka ku sugan Janta kundishe ee duleedka B/weyne
War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in xoogaga Wax iska caabintu Madaafiic Hoobiye yaal ah eey ku garaaceen Xerada Janta kundisho ee Duleedka Magaalada Beledweyne halkaasi oo madaafiic aad ubadan eey ku dheceen Saldhiga ciidamada. Wararka ayaa intaasi ku daraya in 10 ka mid ah hoobiye yaashaasi la xaqiijiyey ineey ku dheceen Ciidamada dhexdooda taasoo dhalisay qasaare aan la aqoon inta uu la egyahay
Dhanka kale ciidamada Maxkamadaha ayaa isaga baxay Gudaha Magaalada B/weyne iyagoo degey banaanka magaalada waxaana laga yabaa in ciidamadaasi eey kusoo garaaceen Madaafiicda waloow eey jiraan ciidankale oo degan dhanka ceel gaal oo iyaguna kulaalaya Ciidamada itoobiya ee kusugan Janta kundisho.....
Rate this article
Comments (0 posted):
Post your comment