Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | sports | Xulka Qaranka Somaliya Oo Sii Diiran Logu Soo Dhoweeyey Muqdisho... Daawo Sawirada

    Xulka Qaranka Somaliya Oo Sii Diiran Logu Soo Dhoweeyey Muqdisho... Daawo Sawirada

    Font size: Enlarge font

    Wafdi balaaran oo Isagu Jira Ciyaarto Iyo Weliba Mas’uuliyiinta Ciyaaraha Somaliya ayaa Maalinimadii Shalay soo Gaaray Magalada Muqdisho, Waxana Wafdiga Ka mid aha Gudoomiyaha guddiga Olombikada Somaliyeed Aaden Xaaji Yabarow Wiish, Gudoomiyaha Xirirka Kubada Cagta Siciid Nuur Mugaanbe & Ciyaartoyda Qaranka kubadda cagta Somaliya Kuwas oo si diiran loogu soo dhoweyey garoonka diyaaradaha Ee Aaden Cadde International Aiport
    Dadweyne fara badan Iyo Weliba Mas’uuuliyiin ka tirsan Bahda Isboortiga ayaa halkaasi sii farxad leh ugu soo dhoweeyey

    Ciyaartooga Iyo Madaxda la socotay ayaa dadkii soo dhoweeyey aay mid mid u gacan qadeen, iyaga oo ugu Hambalyeeyey Guushii Tariikhiga aheyd ee aay ka soo hoyeen Kulankii Jabuuti aay uga guuleysteen

    Tababaraha Xulka Qaranka Maxamed Cabdulle Farayare ayaa u Mahadceliyey Dhamaan Dadkii ku soo dhoweeyey Garoonka Muqdisho

    Xulka Somaliya ayaa kulan kale oo ka tirsan Isreeb reebka Chan Cup waxa u 12 Bisha Murch la ciyaari doona Xulka Tanzania

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com