Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | sports | Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay in ay ka warheleen shirkado doonaya in ay qaraxyo ka sameeyeen Magaalada Muqdisho iyo Warar kale "Daawo Video "

    Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay in ay ka warheleen shirkado doonaya in ay qaraxyo ka sameeyeen Magaalada Muqdisho iyo Warar kale "Daawo Video "

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

     

    DAAWO

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (6 posted):

    Ali on 11 January, 2010 06:47:01
    Neefqalan geet kama waabdo.Maanta in aad lasoshirtaktaan he'ado lo'adeksanayo shacbika in ay dhibadeyaan.Waxaan umalenaya kalmadi istahishaan inli'idinyirahdo qamuuskaba kumataal.Sababta oo ah caalamka hey'ad nucas ah kumabatalo meel ay kadiwan kashantahayna dunida mabajirto.Beenta waxeey kuqur badantahay in losolabiso dhar xariir ah iyo garafati xariir ah oo lasodhiso iyo goye fero oo madoob.Ninki idinyiri hey'ado nucas u shaqeya baa dunida kuyala been buu idin shekay.Hey'ada marka aad arjiga uqoraneysid ma waxaad ledahay arjigeyku wuu ku sabsanyahay oo aan adinkaga codsanaya arjigan in aad dadkeyka dhibadeysan oo aad laysan.Su'aasha arjiga lakuqorayo masidaas bunoqonaya?Wabilahi towfiiq
    Hatuf on 11 January, 2010 10:23:38
    Ali sifiican ayaad qoraalka u qortay waan mid cajib ah. lakin wali ma aadan fahmin waxa aduunka la isticmaalo. Wayjirtaa hay'ado loogu tala galay in aay dadka cirib tiraan lakin xageey dagan yihiin, jigooda see lagu helaa,ma qafkasta yaa loo ogol yahay taasi waa baab ka gadisan arintaan. Tan aan hadda ka hadleeyno waa in aay jiraan iyo in kale. Haddi aan ka jawaabno jiritaan keeda waxa aay noqoneeysaa in aay jiraan iyaga oo waliba badan. Marka Al shabaan ayaga u jeedo kale haka wateen ama waxa aay doonaan ha sheegaano lakin Hay'adahan eey sheegaayaan way jiraan
    lakin yaa ushaqeeeeeeeeeeyo!

    Waxaa lagu wareer san yahay dadka u shaqeeyo in aay yihiin shabaab, xisbul islaam, iyo dowlada bal mid ka dooro.
    Ali on 12 January, 2010 02:30:47
    Majidho iyo waajirdha waad isku qaban jidheen baad mooda dulucdaada in ay joogto jaalle.Taasimahan mid kafinkarta muwduca aan jecelnahay in aan islabikacino oo waxaa lakaraba dadkan ku andaconaya hey'ad dadka in ay dhibaateyso hoowlo xasuuq ahna ugeysata shacabka shati caalami ah uhaysata baa jirta in dadweynaha Somali laqanciyo sifica oo macquul ah loqanciyo beey shacabka xaq uleyihiin.Cadeen rasmi ah oo ay kuqanci karaan shacabka lasoo hordhigo ee iskahadal macnolaheen lomabaahna.Wabilaahi towfiiq
    ciyaal faa cali on 12 January, 2010 03:23:19
    mooryaanta indhaha gad-gaduudan waxay bilaabeen in been ka sheegaan haydaha doliga.
    diinta aad been ka sheegi jirteen waxad ku darsateen inaad faal dhigtaan?
    habarta maxaad ku ogeet waali dad cunoow ayay ku darsatay.
    Hatuf on 12 January, 2010 06:42:22
    Waxaad moodaa in aadan caalamka la socon. black water horay ma u maqashay? "Ali" hadda magaca waa laga badalay marka waxaad u baahan tahay in aad madax adeega daayso oo aad in badan wax aqriso. Dhanka kale waa lagu tar tamay dadka meesha loo diraayo lakin waxaa ku guulaystay ragga hadda joogo Madaxtooyada . Haddii aad u baahan tahay "google" ka fiiri. Haddii aad Shabaab neban tahay taa si ma ahan in wax yaabaha reallity ah in aad in kirto.
    Ali on 13 January, 2010 01:34:37
    Ooladcasi baanu maqlijirnay ee waxaa sobaxay walid casi oo godobkagalaya owlatoda saman nucas ah miyaa dad ku nool oo dhex jibaxaya baa jira?.Google waxuu isakana noqday dadka indhacadeska dhaxalka uhelay in uu umarqati kaco.Wabilahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com