Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | sports | NORTH AMERICA YOUTH CHALLENGE CUP OO SOO GAARAY SEMI-FINAL Daawo Sawirada

    NORTH AMERICA YOUTH CHALLENGE CUP OO SOO GAARAY SEMI-FINAL Daawo Sawirada

    Font size: Enlarge font

    Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ka furmay tartankii la magac baxay North America youth challenge cup.

    Tartanka ayaa waxaa ku loolamaya laba kooxood oo ka timid Ohio USA oo kala ah Ohio United iyo Hilaac FC. Halka affarta kooxood ee ka socota Toronto, Canada ay iyaguna yihiin Seef FC, Hilaac, Toronto United iyo Northren Stars.

    Kooxahan oo loo qeybiyay laba qeybood Group A iyo B ayaa waxay u wada ciyareen una kala badiyeen sidan tan:

    Group A

    Seef Fc 2-0 Hilaac Toronto

    Ohio United 5-0 Seef FC

    Hilaac Toronto 3-4 Ohio United.

    Qeybtan Group A ayaa waxaa ciyaarta semi-finalka u soo baxay Ohio United iyo Seef Fc.

    Gorup B ayaa iyguna waxaa ka soo gudbay kooxda Hilaac FC Ohio iyo Toronto United.

    Kooxahan ku wada jiray Group B ayaa waxay isu arkeen sidan tan:

    Toronto United 10-1 N.Stars

    Hilaac Ohio 3-2 Toronto United

    N.Stars 4-11 Hilaac Ohio

    Ciyaarta Semi-finalka ayaa waxaa ciyaarta kowaad wada ciyaari doona kooxda FC Hilaac iyo Seef FC. Ciyaarta labaadna waxaa foodda is dari doonaa Ohio United iyo Toronto United.

    Source: xidigaha.com

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    ali on 27 December, 2009 05:46:14
    macliin bruno waxaan ku leyahay waad salamantahay ee mesha ka muqo adiiga u qalma wasiir isboorti lakiin dad badan ayaa ku ogaleyn......

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com