Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Video's | Indho_cadde oo ku tilmaamay Al-Shabaab iyo Xisbul Islam ineey yihiin Duufaan Daawo Video Dagaalkii Shalay

    Indho_cadde oo ku tilmaamay Al-Shabaab iyo Xisbul Islam ineey yihiin Duufaan Daawo Video Dagaalkii Shalay

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (15 posted):

    Ali on 17 December, 2009 06:37:49
    Gesika Somali Illah hakucafiyo mudane Indhacade.Wabilahi tofiiq
    ali on 17 December, 2009 11:40:25
    hawiye waa dad wax magarato ah maxaa yelay wax aan kasoo gudubnay ayey raban iney umada ku celiyan ee ilahey hanaga qabto amiin amiin amiin
    MahadAllah on 18 December, 2009 02:14:52
    Mr Ali dhurwaa ulna waa lala gaari waayey ceyna wax waa looga guri waayey, Hawiyana waa ceynkaase. Haddaad ceydooda rabto orodoo Raxaweyn aad waxay yiraahdaan Heewiyaa inta habaar qabo aadiisa habar eree (Hawiye inuu habaar qabo hooyadiisuu habar ugu yeeraa) waxay kaloo yiraahdaan Heewiye naareed waa Hawiyihii naarta loo qoray. Habaaraneey waxay ubixiyeen Habargidir waayadii dagaalada warlordska. inkastoon jecleen shaqsiyan kii nacaanse necebahay.
    Mahadsanid
    Ali on 18 December, 2009 04:32:45
    Waxaan kufarxay naartan ay raxaweynta dadka uqoreyso.Toloow janatana qabiilke lokutaka oo isakana janada dadka uqoro?Saxibayaal isosheka cidi jamada dadka keysa inika janadaan raba xada hadi aad haysan cid becineysa ilaa boqol higtar waa iku filantahay oo janadulfardosa.Wabilahi towfiiq
    onkod on 18 December, 2009 01:58:19
    hand cop ali waqti heey saga lumi nima waa ruux asaa saqay oo caqli giisu dhameeyn aana garan dhaqtar aad cccccccccccccaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaccccccaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waan qoslaa mar kaan arko miyaa nuuw laheeyn wax ka naxa oo dhaha dhimir kaad ka jiran ta hee dhaq tar dhimir aadyaan laga qorin waa geed is ka had laa oo haf hafa laahe ama tanag la garaacay by
    Ali on 18 December, 2009 03:55:26
    Onkod thank you shaqsi walaalkisa lajecel in aad arakdo isaka oo jiran ama xanuunsan.Hadi lakugu dhiibi laha bini'adanka in aad uqibisid cafimaadka aniga waxaad isiinlahed cudurka waalida waxba kamaso habeen sokeeysid kuwa soo qoray Hawiye nareed sida iyaka in ayhayaan xukunka Janada iyo Cadaabda.Waxaan jeclahay hadii lehelayo meel caqlika lagukado in aan idiin ibinlaha si aad uheshaan aqli wax kukala karataan oo aad ukabaxdaan xuduuda Alle oo aad dib uku sonoqodaan xadka ama xuduuda bini'adanka ileen waa kadalaabden sida aad wax usoqoreeysan.Wabilahi towfiiq
    cirro on 18 December, 2009 08:43:10
    war salaadii ciida lugaa ka jabneed ee goormuu dagaal soo galay,mise jabka ceyruu shariifka kaga qaadanayay?
    onkod on 18 December, 2009 10:27:14
    cali eeboow caqligu maahan halaa gaa sheego iyo hadalkasta waxaan ku darsaa sireeysa ii dhegeeyso xikmadaan kuu shee gaa he waa dhacdo run ah ladaba nin oo midna cadiin yahay midna modoow yahay ayaa is dagaalay buntuq leeyku qaa tee nabad meelaay ka jirto ayeey aheey boolika ayaa leeys la aadey maki koowaan minkii madoobaay ayaa la dhahay barabaale ayaa lagaa qoraa aa yahay ayoow dhahay mugaasaa la dhahay seey wax udheen mgaas soow in ya ooyey ninii madoodaa dhahay ninkaan cunsu riyad ayuuw igu sameeyey ama waa imidab takooray asaa la dhay hadaadan dareen kaas qabin saad ku ogaatay ineey cun suriyadu tahay sababta nin kaanu kuula dagaalay marka cali haduuw hawiye jenaad dhaho iyo haduuw hawiye naareed dhaho xukun kaas ilaah ayuuw u yaal aadana hana go aan kaas maleh muga hade eeboow hawiyaha qadeey doow ka caayaa he is ka laher w.s.w.b.r.t.h
    dhullos on 18 December, 2009 11:12:21
    bismilaah.

    dadka cayda kadaaya umaleyn maayo in hawie dadka somaliyeed ka duwanyahay
    ama wax aaneysameyn dadka kale oo ugaar ah aysameeyeen
    hana ku cadaab mudanina dadkaas.waxay sameeyeen rabbigood ayeylahortegayaan.
    intee inle eg ayaad xasuusataa inta nin hawiye ah oo alla agtiis qiimo kaleh.
    maxasuusataa shiikh boqol soon alla naxariistii janno hakawaraabiyo isaga iyo ahalkiisiiba.
    wabillaahi towfiiq.
    omar on 18 December, 2009 11:37:55
    ac.c.w.w.r.t.k .t somaalida islaan nimadoodii gobonima dee dii dhaqan wanaa geedii is jeceeyl koodii wada jirkoodii wax wada qab sigoodi muxibadoo dii aaway waan yaa bee walaa la yaal ka kaca hur dada is neeybka iska daaya qabiilka bal fiirsha qasaa raha naf iyo iyo sharaf mee shoow na dhigay in taas miyaa neey kifaaya aheey walaa layaal ilaah qoomwna mabedelo ilaa eey ayagu is bedelaan maahene hadaad damiir leedi hiin udanqada dalkiina iyo dadkiina qabiilkana siduuw rasuulu laahi muxamed uf uyiri u dhaha qabilka meel madoow ayuuw walaala deeyda somaali yee doow nagu riday goor maad dheheey saan kifaaya weli qabiil ayaad u ooman tihiin balka fekera dhibaatada qabiilka wax xun waaye qabiil dartiis kumanaan walaa ladeen soomaali teed ayaan ku weey ney mid xabadu disho mid badu disho mid saxare ku aqsooda kuma naan dhaawaca oon dar yeel heeysan kumanaan waalan oon xanaano heey san iyo ku ma naan qurbaha ku waa shay ku ma naan oow laada oo tara biyadii ka dhuntay kadib markii la dhahay waarid kood mataa ban kartaan in taas miyaa neey noogu fileeyn dhibaato qabiil walaa layaa loow yaad xal kasugeey saan yaase uma daan u maqanan ilaah faraj kiisu marna lama waayo ilaakiin maalin kasta wax ilaah ka careeysiiya ayaad somaali yeey qabiil dar tiis usameey neey saan walaal kiin muslima ayaa lagu tacadi haa walaa layaaaloow gacmaha is qabsada is cafiya ilaah ulaabta isu tanaa sula una adeega daka iyo dalka sidaacadu ku jirto si aan waal keen u hig sano waal keen waan ka har nee ilaa waxaan uga bar yaa inuuw soo hadeeyo dhamaan walaa ladeeyda soomaali yeed raxmadna dhex dooda dhigo ilaahna dhibaatada naga dul qaado walaa layaa loow wadan kiina iyo dad kiina u du ceeya mar kasta ood duka taan waxaa la ar kaa inuuw ilaah aqbalee wabilaahi toow fiiq w.c.w.w.b.k.t.h
    Ali on 19 December, 2009 03:45:52
    Dhabmaahan tareenka aad mujineysid iyo muslinimada carabka kashekaneysid inta madaxweynaha dowlada islamika Somali shiiq Shariif illah haxifdiye aad dhaliil usanlaheen kashekeysid.Wabilaahi towfiiq
    omar on 19 December, 2009 04:46:27
    ac.w.r.w.r.t.h bismilaahi raxmaani raxiim walaal cali adiga waxaad tahay rux meelu u muu qato meelu ka madoow sarif sheekh axmed waa la dhaliili karaa waa shaqsi naga mida ilaa kiin waxaa isaga kaa daran dhaliisha iyo naceeybka walaal kaa hooyadaa iyo aaba haa dhaleen ayaad dhaliili kartaa ilaa kiin taas macna heedu maahan naceeyb teeda kale mama qashay nin xil qaaday eed qaad ku dhee raan maayo ee ogaaw maahan dhaliilu naceebybe walaal kiis wabilaahi toow fiiq w.s.w.r.w.b.r.t.h
    Ali on 19 December, 2009 07:57:28
    Edeenta ruuxa waxaa la'edeeya marka aad waxqabadkisa dhalisho oo ukaagabaxo axdiki aad dhikadeen adika maxaad dhalisha ruux malinti ladoortay oo cagtaba soodhikin muqdish ay ujogo gobti lakudoortay madfac iyo dagaal lakubilabay waqdina losiinin bal in uu fuliyo axdiki iyo in uu kabaxo.Mase walaku doorday caawa waana kudhalilaya isla caawa waa kugu waxkarad xumo ku haysata.Wabilahi towfiiq
    omar on 20 December, 2009 12:45:51
    ac.w.ww.b.r.r.th. alaahu akbar weli laahu xamdu cali hadaad in taas fahan iy wax ku qaadasho midna kuu aheey arinta waxaan u daa yey walaalada soomaali yeed ee wanaaga jecel waxaan hubaa in eey jiraan joogaanee dad soomali nima dhaba leh oo sumeeys neene ilaahna xikmad ugu dee qee hadee wax kuu sheegi karaan amaad wax ka qaadaneeyso wabilaahi toow fiiq w,.w.w.b.r.t.h
    Ali on 20 December, 2009 04:59:29
    Dulmi nin qadanayo majiro.waxbadan baan udurusay umada Somali oo kudurakuteen iyo huuhaben ah lakumaranhababiyay oo wado qaloocda losar cakta weeyna adaktahay silosaxo oo wadada doosan lokusoweciyo waa halka Somali katiraah geed khalooc kukoray lamadosinkaro ilamaa keedka jiridka lakajaro.Qaabka shacbika Somali maanta kusukanyahay waan kaxumahay maahan qaab dowladeed iyo mid udhow manayaqanaan macnaha dowladnimo waxeey uhaystaan dowladnimada wax dhayaldhayal ah waxaan Illah kabaryayaa in shacabka Somali badbadiyo qalbikotana iskusoodumo meelna ukasowadajeestan danahoda iyo amorahoda umadnimo kanadurjumaan shucuubdoda iyo ayahooda kunasaleysiyaan qaranimo muqadaska ah.Wabilahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    3.00
    Vivvo Boondheere.com