Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Shir soconayay hal bari oo ka dhacay Boqortooyada Saudi Arabai (Dhageeyso) Abdirashid C.Sharmarke oo..

    Shir soconayay hal bari oo ka dhacay Boqortooyada Saudi Arabai (Dhageeyso) Abdirashid C.Sharmarke oo..

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

    Dhageeyso

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (4 posted):

    somali dhaba on 17 December, 2009 02:13:29
    ina cabdi rashiid adigu horta aniga reeysul wasaare iima tihid iimana noqon doon tid hadii ilaa idmo ilaa kiin dhaqan xumada iyo gunnimada waxosh nimadaa ee gobolkaas ka soo jeedo wado raalaat katahay miyaa maxaad uga hadli weeysay taca diyada lagu hayo dadka ka soo jeeda bay iyo bakool mise waxba uma arag tin ? amase ma dareemi kartid ineey haboon tahay inaad moow qif kaada ku aadan muujiso loomaleey noqonse waa nagatag
    Ali on 17 December, 2009 02:36:02
    Salaan dhamaan dadweynaha boga Boondheere websity laxarira araahdodana ku soo bandhika.Waxaan jeclahay in waxyar ka iraahdo dhibadad shekanayo in lakuhayo dadweeynaha kasojeda gobolada Bay iyo Bakol.Waxaa kaxumahay in arinku sidas usan aheen dadku uhadalhayaan.Somali waa dad walaala ah oo aan kalamaarmin xalad walba iyo marxalad walba oo lasokudbonada.Sharci iyo nadaamna waxuu kabilabma duulo iyo dekmo ila heer gobol in lohela qofwalba oo muwadin ah amni iyo cadalad silokaro waxaa haboon inlahelo warqada aqonsika iyo warqada dhalashada iyo tan suknaanta unasahasho wadanka meel walba uu kusukanyahay.Ra'isalwasaraha wax shaqo ah kumalaha arimaha gobolka Puntland hataba waxaa haboon in lahubsado nadaamka qaabdhismeedka dowlada dhexe iyo kan mamulka gobolka.Cumar Cabdarashiid Illah haxifdiyo waa shaqsi muwadin ah kanadacadtahay muwadinimada mamuudna dhaliil usan laheen in loyelo waa shaqsi khaali ah shaqsi weyaan dadnimo iyo xilkasnimoba leh.Wabilaahi towfiiq
    somali dhaba on 17 December, 2009 08:05:38
    ali mafahmi kartid mee shaan ka had laayo iyo hadal keeyga mid nee moow qifka siyaa sadeed wax kama fahmi kartid cumar cabdi rashiid hada saan ma inaad ku difaa ceeyso ayaad umaleeysaa waxaad ka dhigeey saa qeeyrul masuul marfuucul qalima oon xush mad iyo qiimo kula heeyn goboladoow ka soo jeedo qeyb siguna waa(4.5) heeykalka siyaa sadeed waajib culus ayaa ka saaran tobigan waad ku lu meey saaye maan dhoow meel is ka f riiso adna heeys ceebeeyn ku waad is leedahay difaaca haka dhigin dad waxma garato raaciyadoodu tahay feker bulshada ka iib samaayana aan wedin markaad dad wax fahmi kara in taad raad sato waxaad dhah daa somali dhaba waxaan oow qoray maku saxan yahay hadeey jawaabtu haa tahay waxaad fahmi karto ka hadal bad adoon dabaal aqoon lama galee wabilaahi toowfiiq
    Ali on 17 December, 2009 11:48:34
    Cudurka dadka Somali kujiro oo maanta halka ay taalo dhiktay waa tankamuqada qormadaata waxaan rabo igu raac qofkaan aan rabina ilanac waxaan didanahay ila diid waxaan istajiyona istaji sidaan fahmadeyda sida aan wax ufahmayo alifaham.Waxaan filaya in dhamaan dadka nucaada oo kale ah ay kubadanyihiin shacabka Somali.Caqabada iyo dhibadada ay ku adakaneyso sidi ay uga bixilaheed.Isuna racilaheed bulshada Somali.Wabilahi

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com