Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Gabar Somaliyadeed oo ka qeyb gashay tartanka quruxda wadamada Carbeed (Daawo Sawirada).

    Gabar Somaliyadeed oo ka qeyb gashay tartanka quruxda wadamada Carbeed (Daawo Sawirada).

    Font size: Enlarge font

    Waxaa sanadkaan lagu qabtay Magaaladda Qaahira ee dalka Masar Tartanta Quruxda Haweenka Carbeed, “Miss Arab”iyadoo ay qeyb weyn ka qaadatay gabar Soomaaliyadeed taasoo ku dhaqaaqeysay Magaca ah Miss Somalia.

    Tartankaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay 17 wadan oo ka tirsan wadamada Jaamacadda Carabta.

    Dhanka kale dadkii nasiibka u yeeshay in ay ka soo qeyb galaan bandhigaan oo lagu soo bandhigaayey quruxda haweenka carbeed, ayaa waxay si’aad ah ula dhaceyn qaab wanaagii, dhaqaaqii xiisaha lahaa, iyo hidaha iyo dhaqanka ay soo bandhigtay Gabadhaan Soomaaliyadeed oo mataleysay Dadka iyo dalkaba.

    Sidoo kale wadan walbo oo carbeed wuxu soo xushay gabadha ay isleeyihiin wey ugu qurxoon ama wey ugu jir wanaagsan tahay.

    Isku soo wada-duuboo Tartankaan oo ay ka soo qeyb galeyn 17 dal oo carbeed ayaa waxaa sanadkaan nasiibka quruxda heshay Gabar u dhalatay Boqortooyada Sacuudiga, taasoo loo-caleemo saaray in ay noqotay Gabadha ugu qurxoon wadamada carbeed sanadka 2009.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (9 posted):

    Ali on 12 December, 2009 05:47:18
    Gabdhaha Somali waxaan urajenaya guul meelkasta oo ay kunoolyihiin.Gabadhan kudadashay sharafta gabdhaha Somali iyadana waxaan leyahay abaay halkaas kasiiwa gabdhaha Somali noqo gabar ku dhirikelesa kunabararujisa gabdhah Somali qimaha ledahay iyo nimcada leyihiin gabdhaha oo alle kumaneestay.Sidii kuhaboon gabdhaha Somali in ay ku dadaalan bilicda iyo quruxda in ay sareysiyaan wax walbana kahormariyaan kaninta ducda ama dhanka quruxda.Quruxda waa nimcu uu Illah ku galadeesaday gabdhaha Somali surada,midibka,timah iyo qaabka raxmada leh ee ujelecaan xaraka iyo musanawka bilxaqiiqa gabdhahena quruxdoda aduunyada inteeda kale hadii ey usutagaan magarayaan gabdhaha Somali.Maanta arentan gabadha Somali websity Boondheere ku soo bandhigay walobahna bilxaqiiqa waana kufaxnay dhamaan walidintena iyo dhamaan walaalahen iyo inti quruxda qemaheda taqaan oo dhan.wabilahi towfiiq
    hamze on 12 December, 2009 08:43:32
    walaahay illahay kitaabkiisa wayno ka fuganay ,ilaah ayaan waydiisanaynaa naxariistisa , walaahay waa wax laga naxo ,haku farxina dhacdadan waa dhacdo sifiican u shabahaysa dhaqanka gaalada subxaana allah
    Di Jang` on 12 December, 2009 11:49:05
    Ku:- Wiilsharmuuto Hamze, Tuugyahoow inteed ka taqaanaa diinta ii sheegbal adigaaba is hubin in aad xallaal ku dhalatey iyo inkale, waxaana ka mid tahay kuwii Tumbuluq lagu dhaley oo koolada iyo Bensiinka ku cabi jirey Shineemo ceelgaab iyo Isbitaalka Ceelgaab hortiisa, maxaa ka taqaana diinta? noo sheeg!!! horta is hubi qofkaad tahey cajiiiiiiib
    sahra on 14 December, 2009 03:56:42
    waxaan uu jawaabayaa doqonkan di jang iskuu makaacabaya waarya donqoon xoolo baa tahee diin waxbaa kamataaqanidee dadka xaqaa kuu shekayaa kaa xishoo jahiilyahow.
    Ali on 14 December, 2009 03:06:03
    Xalada laka hadlayo waxaalad qurux.Macnaheeda qurux waxaa jeclaha in aan kusogobo Illah adunyada marku abura wuxuyiri KUN FAYA KUN waxaa samesmay gonka oo dhan cirif walba oo sididi Rabi uku talakalay dhankasta qurux ku jaangoyay cirka,dhulka,badata iyo waxwalba oo kudhaxnool(maqluq ah)hadaba quruxda waxaa haboon wax walba oo lasameyno in laku nisbeya qurux oo quxuxda waa udubdhaxatki koonka.Dad badad oo waa jiran quruxda iloowsan durufo kaladuwan awkeed maahan in la'inkiri karo macnaha quruxda xabarantahay.Wabilahi towfiiq
    miss somali on 14 December, 2009 07:09:45
    wwwwww viva gabdhaha somali quruxdood ku qata aduunka
    Feysal on 15 December, 2009 02:20:00
    waaw somali magaceeda ha kaco
    Dhiblaawe Xamuud Darbi on 15 December, 2009 08:18:17
    Soomaalida maxaa loo yiri waa muslim
    dad aan diintaba waxba ka garaneyn
    bal may fiiriyaan ayaadaha quranka inta
    aan jawaab la qorin, Allaah muxuu ka
    yiri dumarka dharkooda?
    Ali on 15 December, 2009 03:37:46
    Illah wuxuu kayiri dumarka dharkoda haqadeen dhar asduran oo lakagaran karin ama kamuqan gabadha midabkeda ee Illah ma'usan dhihin dumarka waa ku wajib ah in ay qadaan dharka hidaha iyo dhaqanka Carabta.Wabilahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com