

Somali Radio
Islam Linkz
MiniMuslims
Daarulcilmi
Waaniye
Alhidaaya
somalisunah
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
Rate this article
Comments (6 posted):
aan ka dhalanay ee Somalida, waxa lugu
saqraamiyey ee Sacuudiga laga keenay, ee
ah Islamka nuuca cusub. War ka jooga, waa diideen. oo ninkii saas laga maqlo
waa gaal ee ha ladilo ayaa u taalay.
Marka bal hadda tuugada-burcada ka daran
mooryaantii WARLORD, ha bareen waxaan
ey laga kari waayey waxa runteedo tahay.
Maanta Gardheer ayaa xamar madaxweyn ka
ah. gardheer kale ayaa xisbi Islam wata,
Gardheer kale ayaa wata Al-Shabaab.
Kuli waa saaxiib, mushaarkooda iyo tacliintood isku meel ayey ka socotaa.
Waxa jirta dadow, xikmad Somali ah oo
leh " Habar waalan ayaa awr la booday
oo la cararay, markaas ayey tiri waa
saan rabay"
Somalidu marba waxbey jecleystaan, oo
ku waashaan: marbey jecleysteen sanadadii lixdameyada Hantiwadaag iyo
Ruush iyo shiino. markii loo keenay wey naceen. markii ey jeclaanayeen wax ka
aqoon. hadda waxaa laga kari waayey
Kutubka Quranka oo rabaan iney wasakheyaan. Kutubka eebaa lugu caabudaa
ee siyaasada iyo awood raadis looguma talagalin. balse waxaa mahad leh in kuwii laga reebi waayey, maanta iyagu isku leeyenayaan ummadii oo ey rabaan
in dagaal iyo xoog midba mid kale kursiga kaga qaado.
Somaaliyey gardheer waa Assasiino
ee ogaada. ama ha lugu magacaabo
Shiikh Xasan ama Shiikh shariif
waa isku mid.
Post your comment