Beesha Hillibi Daraandoole oo cabsho qeylo dhaan ah ka muujisay sida markasto wax ku qeybsadaan beesha mudulood ee 4.5
Beesha Hillibi Daraandoole oo cabsho qeylo dhaan ah ka muujisay sida markasto wax ku qeybsadaan beesha mudulood ee 4.5 beesha hilibi daarandoole oo magac iyo dhul la wadaagta beelaha kale ee mudulood kana cabaneysaa wax kasto oo magaca mudulood lagu qeybsado inaan waxna laga siinin hadeey ahaan laheyd siyaasada iyo wax yaabo kale oo badan, Hillibi daaranoole waxii xaq ahaan u laheyd waa ka maqanyahay waxaan si toos ah aan geed looga soo gaban waxgarad iyo aqoonyahanka siyaasiyiinta culimada beesha walalaaleyn kale ee bahweynta mudulood inay is xilqaaman una isataagan xaqa beesha walaalhooda leeyihiin hadii kale taas cadaalad maahan. Waxaana codsigaan ku socda Maxadaxweynaha soomaliyeed sheikh shariif sheikh axmed maadama uu yahay madaxda ugu sar sareysa ee beelaha mudulood inuu sidaan wax kabadalo saxana qaladaadka , beesha Hillibi Daraandoole waxay leedahay aqoonyahan culimudiin siyaasiin wax garad qurbo joogto intaba waa kasoo horjeedan qeybsiga mudulood lagu qeybsaday 4.5 oo ooy ula dhaqmeyn siyaasiinta beesha walalaleyn mudulood,beesh Hillibi Darandole waa in lagu daraa liiska wax wada qeybsiga mudulood siyaadana lagu daro waxaana sabab u aha beesha Hilibi darandoole xabad ma qaadan xabad qaata hadii kale qeybsiga mudulood maku jirtaan waxaas suurta gal maahan beesha waa beel nabdeed yaan lagu qasbin inay hub qaadato inay wax qar qarxiso, kumana jirto karti iyo geesinimo inaat walaalkaa disho,
Waxaana rajeynaynaa madax sar sare iyo siyaasi badan iyo waxgarad,culimaaudiin aqoonyahano badan oo mudulood ah inay qaadi doonto calaad wax ku wada qeybsi una istaagi doonaan wax ka maqan walaalahooda beesha hillibi daaroole mudulood. Calaadu waa horumar qaali aduun iyo aakhiro
Kale xariir qore [email protected]
[email protected]
Rate this article
Comments (3 posted):
co-sign
oday mudus83
Post your comment