

Kooxda Banaadir oo ku guuleysatay koobkii Soomali Week ee Toronto Canada 2009 (Daawo sawirada)
Toronto.July 12,2009 Kooxadda kubbada cagta ee banaadir toronto ayaa markii tobanaad ku guuleysatey koobka somali week toronto,kadib markii ay ,Laba iyo Hal kaga Adkatay kooxadda wenbeley ee uk
Kooxadda banaadir waa kooxadda ,uga facaweyne ee ka dhisan kooxaha toronto,waan kooxadda,uga taageeroyaasha,badan toronto,waan kooxadda ugu guulaha badan ,noorth Ameerica.
Waan ,sida kooxadda juventus,dhinac guulaha,ama koob qaadashadda.
WAAN Koox ay mamulkoodda aad u fiicanatahaye wadda shaqeeyntooda,waxaan maanta kooxadda aad uga dhex muqadey.dhinac difaac nabarka 5aad DAAHIR NUUR nabarka 19 XAMZA AXMED, nabarka 6 FU,AAD MUDEY,DHEXADDA WAA AAD LOOGU AMAANEY nabarka 13 MAXAMED SHARIIF,IYO ALI BAASHI OO LOO MAGACAABEY.
LAACIBKA SANADKAAN UGU CAYAARTA WANAAGSAN WERERKAN WAA UGU FIICAN nabarka 7 DIINASH.
NABARKA 9 KADIAN LECKY IYO UGU DANBEENTII WERERYAHAANKA DA,DA YAR NABARKA 20 AHMED HERSI.
GUUSHA AY KOOXADDA BANAADIR GAARTEY GALABTA WAX AY AHEEDA GUUL AY U QALMEEN KADIB MARKII.
AY MUUJIYEEN CAYAAR RAALI GELISEY DADWEYNIHII U SOO DAAWOSHO TEYGEY CAYAARTA MAANT EE FINALKA.
AHEEDA.WAXAAN MARKII AY CAYAARTA DHAMAATEY LA GUDOONSIIYE KOOBKA KOOXADDA BANAADIR OO AY KA DUL HEESAYAAN ,TAGEEROYAASHOODA,
WAXAAN XALAYE LAGU DAMAASHADAAYE XARUNTA KOOXADA BANAADIR ,OO AH MAQAAYADDA UGU CAANSAN LOGUN JECELYAHAYE TORONTO EE LAGU MAGACAABO MAQAAYADDA BANAADIR.
BIYAASADDA AMA BARXADDA WEYNE EE BANAADIR.
Comments (1 posted):
Post your comment