boondheere: Maqaal Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo safarkii u horeeyay maanta ku tagay Addis Ababa ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 07:45:00 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safarkiisa u horeeyay maanta ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya, maalin kadib markii uu Magaalada Muqdisho Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen Xaafada Siigaale iyo askar AMISOM ay dileen ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 07:43:00 Xarakada Alshabaab ayaa ka hadashay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay si xiriir ah uga dhacayay Xaafado ka tirsan degmada Hodan, iyadoo dagaaladii u Ilaa 18-sarkaal oo muddo saddex sano ku jiray Kuleej ku yaal Addis Ababa oo tababar loo soo gaba gabeeyay (Daawo Sawiro) ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 06:37:00 Ilaa 18-sarkaal oo loo soo tababaray Dowladda KMG ayaa muddo saddex sano kadib loo soo gaba gabeeyay tababar ciidan oo mudadaas ay qaadanayeen, kadib markii Diyaarad Qalab Mileteri wadday oo si qalad ah ugu degtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 05:21:00 Waxaa si qalad ah ugu degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport, Diyaarad uu ku raran yahay qalab Mileteri, taasi oo wararka hordhaca Dagaal u dhexeeya dowladda KMG, ciidanka AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab oo Muqdisho ka dhacay ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 05:19:00 Dagaal u dhexeeya ciidammada DKMG ah iyo kuwa AMISOM oo dhinac ka jeeda iyo xoogagga Xarrakatul Shabaab ayaa saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo aan Sir qorsheysan oo Mareykanka & Kenya ka lahaayeen Shabaab oo la shaaciyay..... ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 04:22:00 Sir qorsheysan oo ka dhaxeysay dalalka Mareykanka iyo Kenya kuna saabsaneed inay dagaalo qorsheysan ka fuliyaan gudaha Somalia kuwaasoo la galayaan Al-Shabaab ayaa la shaaciyay.Website-ka WAR-DEGDEG: Taliyihii ciidamada Booliska Boosaaso Mudane Abshir A. Dheere oo lagu dilay Qarax ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 04:19:00 Qarax xoog badan oo ka dhacay magaalada Bosaaso ayaa waxaa ku geeriyooday taliyaha ciidanka booliska magaaladaasi ee maamulka Puntland.Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale ku geeriyooday Ethiopia oo Sir ku saabsan dagaalada Somalia siisay Mareykanka. ================================================================================ bilaajo2010 on 08 December, 2010 04:34:00 Ethiopia waxa ay kooxda Ahlu-Sunna Wal Jamaaca ee dalka Somalia u aragtaa mid muhim u ah xasiloonida dalka iyo ka guuleysashada Al-Shabab, warbixino ayaa sidaas Xiriirka Kubada Cagta Somaliyeed oo qayaanadii labaad ku sameeyay Xulkakubada cagta ee G/Sh/Dhexe ================================================================================ bilaajo2010 on 08 December, 2010 04:45:00 Iyadoo la xusuusto sanadkii 2008-dii fadeexadii ka dhalatay tartankii is reeb reebka ee lagu qabtay Magaalada Jowhar, kadib markii is daba marin uu sameeyay Xiriirka Axmed Diiriye "Maxkamada Ciidamada qalabka sida yeysan ku deg degin dilka wiil madaxa looga jiro" ================================================================================ bilaajo2010 on 08 December, 2010 04:48:00 Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ka dalbaday Maxkamada Ciidamada qalabka sida inay ka fiirsato dil toogasho ah oo dhowaan ay ku xukuntay