Boondheere: Heeso MOHAMED FARAH ‘’ Da’yarta Soomaaliyeed mustaqbalkoodu waa cayaaraha fudud’’ ================================================================================ boondheere2009 on 18 August, 2008 11:00:00 MOHAMED FARAH  Dayarta Soomaaliyeed mustaqbalkoodu waa cayaaraha fudud Mo Farah waa ciyaaryahan oradka 5 KM ( 5000M) u orda dalka Ingiriiska, kana qayb qaadanaya tartanka Xidigihii hore ee xulka Qaranka kubadda Koleyga Soomaaliya oo ciyaar xiisa badan ku dhaxmartey magaalada London (Daawo) ================================================================================ boondheere2009 on 18 August, 2008 03:49:00 Xidigihii hore ee xulka Qaranka kubadda Koleyga Soomaaliya oo ciyaar xiisa badan ku dhaxmartey magaalada London Waxaa magaalada London ka socda tartan kubadda koleyga ay ka Qarax Miinada Dhulka lagahago ah oo Saakay Kula Qaraxday Wadada Maka Al-Mukarama Baabuur Ural ah Baabuurkii oo Meesha ku bas Beelay ================================================================================ boondheere2009 on 17 August, 2008 06:10:00 Wadada isku Xirta Garoonka Muqdisho iyo Madaxtooyada gaar ahaan tan Maka Al-Mukarama ayaa Noqotay Narkabood lagula eegti Gumeysiga iyo kuwa kal kaala Qarax Miinada Dhulka Waxaa Maalintii sadaxaad soconay kulankii ay yeelanayeen wafuuda ka kala socota DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta(Dhageeyso) ================================================================================ boondheere2009 on 17 August, 2008 06:04:00 Magaalada Djibouti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa maalintii sadaxaad ka soconaya kulamadii ay yeelanayeen xubnaha ka kala socda DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u Masuul katirsan Isbaheysiga Xoreynta garabka Asmara oo Khiyaano ku tilmaamay shirka Jabuuti(Dhageyso) ================================================================================ boondheere2009 on 16 August, 2008 11:00:00 Madaxa Waaxda Garsoorka ahna Afhayeenka Isbaheysiga Xoreynta garabkiisa Asmara Dr Xasan Mahdi ayaa ku eedeeyay xubnaha Isbaheysiga Jabuuti ee shirarka uga socda iyaga iyo dawladda Kooxda Imbagati Oo Kulan Ku Yeelanaaya Addis Ababa. ================================================================================ boondheere2009 on 16 August, 2008 03:49:00 Wararka naga soo soo gaaraya magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Madaxda Xukuumada Tigreega ay ku guuleysteen in dib ugu celiyaan damaciisii Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta Garabka Jabuuti Sheekh Sharif oo goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti. ================================================================================ boondheere2009 on 15 August, 2008 12:33:00 Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta garabka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti kadib socdaal maalmo qaatay Ciidamo Nigerian oo kusoo fool leh Muqdisho isbuucyada soo socda ================================================================================ boondheere2009 on 14 August, 2008 03:43:00 Af-hayeen u hadlay Wasaarada Gaanshaandhiga ee dalka Nayjeeriya, ayaa shaaca-ka-qaaday in todobaadyada soo socda,ay caasimada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho u dirayaan ciidamo tiradooda lagu sheegay 3-da nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi oo safar ku tagaya dalka Itoobiya. ================================================================================ boondheere2009 on 14 August, 2008 03:39:00 Seddaxda nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi ayaa saaka socdaal ugu ambabaxaya magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.C/laahi Yuusuf Axmed madaxweynaha kooxda Mbagathi , Nuur Madaxda dowlada FKMGS ayaa maanta lagu wadaa in ay u anba baxayaan dalka Ethiopia iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihiin (Dhageeyso) ================================================================================ boondheere2009 on 13 August, 2008 04:54:00 Dhageyso-14 AugSubax nimadii saaka ayaa wadooyinka soo gala airport waxaa lagu soo daadshey ciidamo farabadan iyadoo saacadaha soo socda lafilayo in ay ka duulaan garoonka