boondheere: Contact Us Munaasabad loogu magac daray Somali Achievement Awards 2010 oo ka dhacay galbeedlka London (Daawo Sawirada + Video) ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 10:09:00 London - Waxa maalinta sabtida ay bishu aheyd 11/12/10 lagu qabtey magaalada London Xafladii Sanadlaha ahayd ee (Somali Achievement Awards 2010) oo laguna gudoonsiinayey abaal Wararkii ugu dambeeyay dagaalo saaka Muqdisho ruxay iyo Shabaab oo xooga saaray Jidka isku xira Airporka iyo Madaxtooyada ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:37:00 Dagaalo culus oo saaka si weyn u hareeyay magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan oo ay isku hor fadhiyaan dhinacyada Kulan culus oo Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Dahir iyo Saraakiishiisa maanta ku yeeshee Carbiska (Warbixin) ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:35:00 Kulan xasaasi ah ayaa maanta waxaa deegaanka Carbiska ku yeeshay Hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys iyo Saraakiishiisa, kaa soo looga hadlayay xaaladaha ku Ilaha dhaqaalaha dalka Shariif waxuu madax ugu dhigay Jufadiisa” Xilibaan Furux ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:25:00 Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux oo ciidan uu hoggaaminayo ay shalay qalaanqal geliyeen howlaha dekedda Muqdisho, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, inuu Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo safarkii u horeeyay maanta ku tagay Addis Ababa ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 07:45:00 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safarkiisa u horeeyay maanta ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya, maalin kadib markii uu Magaalada Muqdisho Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen Xaafada Siigaale iyo askar AMISOM ay dileen ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 07:43:00 Xarakada Alshabaab ayaa ka hadashay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay si xiriir ah uga dhacayay Xaafado ka tirsan degmada Hodan, iyadoo dagaaladii u Ilaa 18-sarkaal oo muddo saddex sano ku jiray Kuleej ku yaal Addis Ababa oo tababar loo soo gaba gabeeyay (Daawo Sawiro) ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 06:37:00 Ilaa 18-sarkaal oo loo soo tababaray Dowladda KMG ayaa muddo saddex sano kadib loo soo gaba gabeeyay tababar ciidan oo mudadaas ay qaadanayeen, kadib markii Diyaarad Qalab Mileteri wadday oo si qalad ah ugu degtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 05:21:00 Waxaa si qalad ah ugu degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport, Diyaarad uu ku raran yahay qalab Mileteri, taasi oo wararka hordhaca Dagaal u dhexeeya dowladda KMG, ciidanka AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab oo Muqdisho ka dhacay ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 05:19:00 Dagaal u dhexeeya ciidammada DKMG ah iyo kuwa AMISOM oo dhinac ka jeeda iyo xoogagga Xarrakatul Shabaab ayaa saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo aan Sir qorsheysan oo Mareykanka & Kenya ka lahaayeen Shabaab oo la shaaciyay..... ================================================================================ bilaajo2010 on 09 December, 2010 04:22:00 Sir qorsheysan oo ka dhaxeysay dalalka Mareykanka iyo Kenya kuna saabsaneed inay dagaalo qorsheysan ka fuliyaan gudaha Somalia kuwaasoo la galayaan Al-Shabaab ayaa la shaaciyay.Website-ka