Boondheere: jey Jey Dowladda Itoobiya oo soo faragelisay Khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo ra’iisal wasaare Nuurcadde. ================================================================================ jey Jey on 09 August, 2008 08:10:00 Dowladda Itoobiya ayaa soo faragelisay Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dowladda Federaalka.Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kudhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa maanta soo Madaafiic ay dadi ku dhaawacmeen oo galabta laysku weydaarsaday qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. ================================================================================ jey Jey on 08 August, 2008 09:27:00 Gabaldhicii galabta ayaa waxaa duqeyn loo geystay xarunta Ciidankii Asluubta Soomaliyeed halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihin Ciidamad KMG iyo kuwa Ethiopia. Goob joogayaal ayaa kulan dhaxmaray Ra'iisul Wasaare Nuur cadde iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta natiijo la'aan ku dhamaaday. ================================================================================ jey Jey on 07 August, 2008 08:10:00 Kulanka dhaxmaray madaxda KMG ayaa waxaa uu dhacay shalay galab Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya,waxaana kulanka madaxweynaha iyo Raiisul wasaraha uu ahaa mid laga hadlayay Maxamed Dheere oo ku dhawaaqey in uu yahay Guddoomiyaha sharciga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir ================================================================================ jey Jey on 31 July, 2008 08:08:00 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in ay xilka ka qaaday ayaa sheegay in uu weli yahay Khilaafkii ugu xooganaa oo soo kala dhaxgalay Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde. ================================================================================ jey Jey on 31 July, 2008 07:59:00 Khilaafkaan soo kala dhaxgalay madaxda dowlada KMG ayaa waxaa uu ahaa mid soo jiitamayay mudo dheer waxaase uu soo ifbaxay markii Raiisul wasaare Nuur Xasan SOMALI WEEK TORONTO "FARIS SUPER STAR" ================================================================================ jey Jey on 24 July, 2008 07:42:00 Tababare Abdalla Salah oo ku magac dheer Faris ayaa koobkii Somali Week ku guuleestay 7 jeer isagoo ka tirsan ciyaartooyda kooxda Banadir. Halka sannadkana uu Cayaaraha Soomaliyeed ee qurbaha oo isku badaley siyaasad ama dhaqaale ================================================================================ Qumane Jey on 23 July, 2008 09:20:00 Waxaa wax lala yaabo ah in odayaal Sport oo magac weyn ku lahaa dalkeena sida Macallin Ibraahim Suudaani , Cayaaryahankii hore kooxda Jeenyo Yusuf Shaqaaq 15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi. ================================================================================ Qumane Jey on 20 July, 2008 01:22:00 kalena waa dhaawacmeen kadib markii caawa gabal dhacii madfac uu ku habsaday dugsi quraan ku yaalla xaafadda Ciisa Cabdi Gubta ee degmada Dayniile,xili uu ka 3-caruur dugsiley ah iyo tiro kale oo ku dhintay Dagaalkii galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho. ================================================================================ Qumane Jey on 20 July, 2008 01:08:00 Waxaa isa soo taraya qasaaraha uu geystay Dagaal xoogan oo galabnimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaashiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoona dagaalada Dagaallo si kala gooni ah uga dhacay Deegaanno ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose ================================================================================ Qumane Jey on 19 July, 2008 05:42:00 Dagaalka koowaad ayaa wuxuu maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo dagaalkaasina uu u dhaxeeyay Ciidamo Soomaali