Boondheere: Search archive Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta Garabka Jabuuti Sheekh Sharif oo goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti. ================================================================================ boondheere2009 on 15 August, 2008 07:33:00 Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta garabka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti kadib socdaal maalmo qaatay Ciidamo Nigerian oo kusoo fool leh Muqdisho isbuucyada soo socda ================================================================================ boondheere2009 on 14 August, 2008 10:43:00 Af-hayeen u hadlay Wasaarada Gaanshaandhiga ee dalka Nayjeeriya, ayaa shaaca-ka-qaaday in todobaadyada soo socda,ay caasimada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho u dirayaan ciidamo tiradooda lagu sheegay 3-da nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi oo safar ku tagaya dalka Itoobiya. ================================================================================ boondheere2009 on 14 August, 2008 03:39:00 Seddaxda nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi ayaa saaka socdaal ugu ambabaxaya magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.C/laahi Yuusuf Axmed madaxweynaha kooxda Mbagathi , Nuur Madaxda dowlada FKMGS ayaa maanta lagu wadaa in ay u anba baxayaan dalka Ethiopia iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihiin (Dhageeyso) ================================================================================ boondheere2009 on 13 August, 2008 04:54:00 Dhageyso-14 AugSubax nimadii saaka ayaa wadooyinka soo gala airport waxaa lagu soo daadshey ciidamo farabadan iyadoo saacadaha soo socda lafilayo in ay ka duulaan garoonka Xildhibaanada Imabagti Oo Laba Garab U Kala Baxay. ================================================================================ boondheere2009 on 12 August, 2008 06:40:00 Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in xiisada u dhaxeeya Col.C/laahi Yuusuf & Col.Nuur Xasan ay saameyn ku yeelatay Xildhibaannada Gudiyo ka kala socda Dowlada KMG ah iyo Isbahaysiga Dib u Xoraynta oo ku kulamaya Dalka Jabuuti. ================================================================================ boondheere2009 on 12 August, 2008 06:35:00 Horaanta isbuuca soo socda ayaa lagu wadaa inay kulankii ugu horeeyay ay qaataan Gudiyo ay soo kala magacaabeen Dowlada KMG ah iyo Isbahaysiga Dib u Tigreeda iyo Maleeshiyaadka Ridada oo dharbaaxyo kulul la kulmay xilli barqanimadii maanta ... ================================================================================ boondheere2009 on 10 August, 2008 12:23:00 Cadowga Tigreega iyo Maleeshiyada Ridada ee lagu soo anshax xumeeyay Itoobiya ayaa barqanimadii maanta dharbaaxyo kulul la kulmay xilli ay isku dayeen in ay isku A. Yuusuf oo lagu wado in uu Maxamed Dheere ku Qanciyo in uu Xilka iska wareejiyo kadib markii wada hadal .... ================================================================================ boondheere2009 on 10 August, 2008 12:15:00 Wararka saakay Naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in lagu wado Saakay halkaasi in uu soo gaaro Maxamed Dheere si uu C/llaahi Yuusuf Ugu Cayaaraha Soomaalida Qurba joogta baa toban sanadood jirsaday ?. ================================================================================ boondheere2009 on 10 August, 2008 12:28:00 Part 1: Cayaaraha Soomaalida Qurba joogta baa toban sanadood jirsaday ?. Soomaalida Qurba joogta ah ayaa u kala baxa noocyo badan isla markaana waxaa jira kuwo Dowladda Itoobiya oo soo faragelisay Khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo ra’iisal wasaare Nuurcadde. ================================================================================ jey Jey on 09 August, 2008 08:10:00 Dowladda Itoobiya ayaa soo faragelisay Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dowladda Federaalka.Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kudhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa maanta soo