boondheere: Ciyaalkii ceebeeyay ciidamada dowladda (Daawo Video) Ciyaalkii ceebeeyay ciidamada dowladda (Daawo Video) ================================================================================ bilaajo2010 on 19 June, 2010 04:10:00 Xasaradaha ka taagan Somaliya ayaa qasbay in caruurta qeyb ka ahaadaan iyadoo dhinacyada is haya ay ku qasbeen caruurta in ay askareeyaan oo ay dagaal giliyaan taasi oo hareer mareysa hishiiska Jineva ee dhowrista xaquuqda caruurta . Dowlada Somaliya ayaa lagu eedaayaa in caruurta dagaal giliso kuwaasi oo aan da'dooda ka yar tahay 9-sano . Wadooyinka Muqdisho ayaa waxaa ku firdhisan caruur la askareeyay kuwaasi oo u dagaalama labada dhinac dowlada iyo kooxaha islaamiiyinta mayal adag .