Boondheere: Qarax xoogan oo goor dhawyed ka dhacay magaalada Baydhabo oo lala beegsaday Cismaan Caato iyo Prof.Dalxa. (Dhageyso) Qarax xoogan oo goor dhawyed ka dhacay magaalada Baydhabo oo lala beegsaday Cismaan Caato iyo Prof.Dalxa. (Dhageyso) ================================================================================ boondheere2009 on 25 August, 2008 09:26:00 Qarax aad u xoog Weyn ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka federalka Soomaaliya. Qaraxan oo laga maqlay meelo fogfog ayaa ahaa sida la sheegay kii ugu weynaa oo lala beegsaday cawaa Cismaan Caato iyo Prof.Maxamed Cumar Dalxa. dhacdoonyinka manta Magaalada Baydhabo oo roobaba ka daayaan hada iyo cabsi dadka haysa iyo weliba xiliga oo habeen ah darted ayaan lala dhaqaaqi Karin. Dhageeyso Lama oga cid wax ka soo gaareen qaraxaas iyo hadii ay jiraan cid loo qabtay.