Boondheere: General Dowladda Itoobiya oo soo faragelisay Khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo ra’iisal wasaare Nuurcadde. ================================================================================ jey Jey on 09 August, 2008 08:10:00 Dowladda Itoobiya ayaa soo faragelisay Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dowladda Federaalka.Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kudhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa maanta soo Madaafiic ay dadi ku dhaawacmeen oo galabta laysku weydaarsaday qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. ================================================================================ jey Jey on 08 August, 2008 09:27:00 Gabaldhicii galabta ayaa waxaa duqeyn loo geystay xarunta Ciidankii Asluubta Soomaliyeed halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihin Ciidamad KMG iyo kuwa Ethiopia. Goob joogayaal ayaa kulan dhaxmaray Ra'iisul Wasaare Nuur cadde iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta natiijo la'aan ku dhamaaday. ================================================================================ jey Jey on 07 August, 2008 08:10:00 Kulanka dhaxmaray madaxda KMG ayaa waxaa uu dhacay shalay galab Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya,waxaana kulanka madaxweynaha iyo Raiisul wasaraha uu ahaa mid laga hadlayay Khilaafkii ugu xooganaa oo soo kala dhaxgalay Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde. ================================================================================ jey Jey on 31 July, 2008 07:59:00 Khilaafkaan soo kala dhaxgalay madaxda dowlada KMG ayaa waxaa uu ahaa mid soo jiitamayay mudo dheer waxaase uu soo ifbaxay markii Raiisul wasaare Nuur Xasan