Vivvo CMS 4.0 Boondheere http://boondheere.com/ ©2007 Spoonlabs d.o.o. Boondheere http://boondheere.com/files.php?file= http://boondheere.com/ Qarax Miinada Dhulka lagahago ah oo Saakay Kula Qaraxday Wadada Maka Al-Mukarama Baabuur Ural ah Baabuurkii oo Meesha ku bas Beelay http://boondheere.com/News/115.html News Mon, 18 Aug 2024 01:10:00 -0700 Wadada isku Xirta Garoonka Muqdisho iyo Madaxtooyada gaar ahaan tan Maka Al-Mukarama ayaa Noqotay Narkabood lagula eegti Gumeysiga iyo kuwa kal kaala Qarax Miinada Dhulka Waxaa Maalintii sadaxaad soconay kulankii ay yeelanayeen wafuuda ka kala socota DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta(Dhageeyso) http://boondheere.com/News/114.html News Mon, 18 Aug 2024 01:04:00 -0700 Magaalada Djibouti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa  waxaa maalintii sadaxaad ka soconaya kulamadii ay yeelanayeen xubnaha ka kala socda DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u Masuul katirsan Isbaheysiga Xoreynta garabka Asmara oo Khiyaano ku tilmaamay shirka Jabuuti(Dhageyso) http://boondheere.com/News/113.html News Sat, 16 Aug 2024 23:00:00 -0700 Madaxa Waaxda Garsoorka ahna Afhayeenka Isbaheysiga Xoreynta garabkiisa Asmara Dr Xasan Mahdi ayaa ku eedeeyay xubnaha Isbaheysiga Jabuuti ee shirarka uga socda iyaga iyo dawladda Kooxda Imbagati Oo Kulan Ku Yeelanaaya Addis Ababa. http://boondheere.com/News/112.html News Sat, 16 Aug 2024 15:49:00 -0700 Wararka naga soo soo gaaraya magaalada Addis  ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Madaxda Xukuumada Tigreega ay ku guuleysteen in dib ugu celiyaan damaciisii Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta Garabka Jabuuti Sheekh Sharif oo goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti. http://boondheere.com/News/111.html News Fri, 15 Aug 2024 12:33:00 -0700 Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta garabka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Jabuuti kadib socdaal maalmo qaatay Ciidamo Nigerian oo kusoo fool leh Muqdisho isbuucyada soo socda http://boondheere.com/News/110.html News Thu, 14 Aug 2024 15:43:00 -0700 Af-hayeen u hadlay Wasaarada Gaanshaandhiga ee dalka Nayjeeriya, ayaa shaaca-ka-qaaday in todobaadyada soo socda,ay caasimada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho u dirayaan ciidamo tiradooda lagu sheegay 3-da nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi oo safar ku tagaya dalka Itoobiya. http://boondheere.com/News/109.html News Thu, 14 Aug 2024 15:39:00 -0700 Seddaxda nin ee ugu sareysa kooxda Mbagathi ayaa saaka socdaal ugu ambabaxaya magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.C/laahi Yuusuf Axmed madaxweynaha kooxda Mbagathi , Nuur Madaxda dowlada FKMGS ayaa maanta lagu wadaa in ay u anba baxayaan dalka Ethiopia iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihiin (Dhageeyso) http://boondheere.com/News/108.html News Wed, 13 Aug 2024 16:54:00 -0700 Dhageyso-14 AugSubax nimadii saaka ayaa wadooyinka soo gala airport waxaa lagu soo daadshey ciidamo farabadan iyadoo saacadaha soo socda lafilayo in ay ka duulaan garoonka Xildhibaanada Imabagti Oo Laba Garab U Kala Baxay. http://boondheere.com/News/107.html News Tue, 12 Aug 2024 18:40:00 -0700 Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in xiisada u dhaxeeya Col.C/laahi Yuusuf & Col.Nuur Xasan ay saameyn ku yeelatay  Xildhibaannada Gudiyo ka kala socda Dowlada KMG ah iyo Isbahaysiga Dib u Xoraynta oo ku kulamaya Dalka Jabuuti. http://boondheere.com/News/106.html News Tue, 12 Aug 2024 18:35:00 -0700 Horaanta isbuuca soo socda ayaa lagu wadaa inay kulankii ugu horeeyay ay qaataan Gudiyo ay soo kala magacaabeen Dowlada KMG ah iyo Isbahaysiga Dib u Boondheere