Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Linkz
    Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Home | News | Tony Blair oo sheegay in uu Qur`aanka akhristo

    Tony Blair oo sheegay in uu Qur`aanka akhristo

    Font size: Enlarge font

    Ra`isul wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska T. Baleer ayaa shaaca ka qaaday in maalin walaba wax ka aqristo Qur`aanka Kariimka.

    Mr.Baler oo wareysi siiyay wargeys todobaadle ah oo ka soo baxa dalka Jarmalka ayuu ku sheegay in arintaasi uu uga gon leeyahay sidii uu wax kaga fahmi lahaa loolanka ka jira mantiqada Bariga Dhexe .

    Waxa uu sheegay in sida uu hadalka uu u dhigay diimaha jira ay ka hadleen arinta Bariga Dherxe .

    Mar la weydiiyay su`aal aheyd in uu doonayo in uu qaato diinta islaamka ayuu ku jawaabay maya yaanan arintaani ku dheeraan .

    Waxa uu xusay in ay muhiim tahay in la fahmo waxa uu yahay Iimaan , waana mid laga helayo guud ahaan diimaha ayuu yiri Ra`isul wasaarihii

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0