

BAAQ: Taageero ka bixitaanka Ethopia ee dalka Soomaaliya iyo shirka ka socda dalka Jabuuti
Anagoo ah muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku kala nool dalalka Ingiriiska, Holland, Canada iyo Mareykanka ayaa waxaa farxad weyn noo ah inaan soo saarno baaqaan oo aan ku taageerayno ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee dalka Soomaaliya iyo shirka Dib u Heshisiinta ee ka socda dalka Jabuuti ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka KMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya, isla markaana waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa qodobadaan soo socdo:
1. In aan ka faa'iidaysanno fursadaha furmay ee aan la sii wadin qaladaadkii hore, isla markaana laga foojignaado in qaladka kale lagu dhaco.
2. In la is wada cafiyo, gacmahana la is wada qabsado, si aan u dhisanno Qaranimadii iyo sharaftii dalkeena.
3. In dagaal dambe oo dhiig Soomaaliyeed lagu daadinaayo uusan dhicin, lana iska qabto kuwa fidnada wada.
4. In aan shacabka Soomaaliyeed dib dambe loo barakicin, laguna kallifin musiibo dambe oo uusan xamili karin.
5. In aan la weerarin ciidamada ka socda Amison ee jooga magaalada Muqdisho, balse lagala shaqeeyo soo celinta nabada iyo dib u heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
5. In la taageero shirka dib u heshisiinta Soomaaliya ee ka socda dalka Jabuuti, kaasoo ah rajada keliya ee ay higsanayaan shacabka Soomaaliyeed gude iyo dibadba.
Waxaan kaloo beesha caalamka ugu baaqaynaa inay ka shaqeeyaan sidii ay u gargaari lahaayeen dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan gudaha iyo dibaddaba, isla markaana ay gacan nagu siiyaan ka mira dhalinta dadaallada shirka dib u heshiinta ee ka socda dalka Jabuuti, waxaana ka rajeynaynaa bulshada adduunku inay gacan bir ah wax uga qabtaan kuwa caadaystey inay ka hor yimaaddaan, isla markaana carqaladeeyaan nabad ka dhalinta Soomaaliya iyagoo eegaya dantooda gaarka ah.
1.Mudane Abdulkadir Haji Masale
2.Mudane Mohamed Calas Qaareey
3.Mudane Ahmed Abdi Dahir ''Shell''
4.Mudane Col.Ali Bashi Mohamed Hagi.
5 Mudane. Jama Hersi Yusuf '' Dhagawayne''
6.Mudane Abdulkadir Ahmed Nur
7.Mudane Mohamed Hagi Ingiris
8.Mudane Abdirisaq Ahmed Mohamed ''Cagamadow''
9.Mudane Ali Hassan Shibis
10 Mudane Abdulahi Hagi Abdiweli ''Telefoon''
11.Mudane Abdulkadir Gutale
12.Mudane Ciise Ahmed Diiriye
13.Mudane Mohamed Ali Diini
14.Mudane Mohamud Abdi Yusuf
15.Shiikh Xusen Jama Dhere
16.Mudane Faysal Sicid Yusuf
17.Shiikh Hasan Abdi Hayle
18.Mudane Cawil Mohamed Siyad
19.Mudane Fuad Sharmaan
20.Mudane Abukar Hagi Afjire
21.Ing Mohamed Abdi Bile
22.Mudane Ahmed Warsame Kulmiye
23.Mudane Ilyas Garad Omar
24.Mudane Abdi Aziz Hassan Waqoyi
25. Mudane Elmi Jama Hersi
26.Mudane Mohamed Abdulahi Jama
27.Mudane Ahmed Osman Yusuf
28.Mudane Abdulahi Mohamed Jimcaale ''Indhabuur''
29 Garyaqaan Abdi Fuad Bayle.
30.Mudane Zakariye Hashim muhazim
31.Mudane Abdi weli Sheekh Ali
32.Mudane Abdi Ali DIINI
33.Eng Mohamed Abdulahi Ugas
34.Mudane garyaqaan Zakariye Mohamed oogle
35.Mudane Mahad Mohamud Jama
37 Mudane Ahmed Gaani Yusuf
38 Mudane Abdulkadir Biriq
39. Mudane Mohamed Buuwe
40,Mudane Ahmed Nur Hassan Abdule
41.Mudane Abdulkadir Amin-
42.Mudane Khalif Sheekh Mohamud Guled ''Gacmo dhere''
43.Mudane Abdi weli Sh. Mohamed weli
44.Mudane Yusuf Mohamed Abdi Yusuf
45.Mudane Cqadir Osman Guure - HOLAND
46.Mudane Abdi Dhuxul - HOLAND
47.Mudane Cabaas Mohamed Ibraahim
48.mUdane Egn Geedi
49.Mudane Bashir Abdi Ahmed.
50.Mudane sicid Ali Seed Olow
51.Mudane Ali Mataan Sabriye.
52.Col Ali Ahmed Kaahiye ''Bikolo''
53.Prof Mohamed Ahmed Kaahiye ''Bikalo''
54.Mudane Ridwaan Hagi Abdiwel
54.Mudane C/Aziiz Ahmed Mohamed '' Bidhaan''
55.Mudane Abdulahi Jama Gurey
56.Mudane Liibaan Xasan Diiriye
57.Mudane Cali Axmed Xasan
58.Mudane Salaad Cali Darac
59.Nuur Faarax Xasan
60.Mudane Axmed Cali Xuseen
61.Mudane Maxamed Salaad Xasan
62.Mudane Faarax Nuux Ismaaciil
63.Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Kalaay
1.Marwo Faduma Jama Mohamed
2.Marwo Faduma Abdi Wehliye
3.Amina Abdulahi Abdule
4.Warda Sharif Salah
5.Samira Abdiraxman
6.Hawo kiin Mohamed Geedi
7.siciid Farah Aden
8.Isterlin Jama Saleeban
9.Qamar Aden Hassan
10.Marwo Hiddo Aden Mohamed
11.Ugaso Mohamed Abdi
12.Siman Yusuf
13.Safiyo Yusuf
14, Deeqo Bile Xusen
15, Casho Mohamed Xusen
16. Bilan Duale Dacar
17.Ister Abdi Jama
18.Suleeqo Fiidow Jimcaale
19. Fartuun Salah Siciid
20.Maryan Mohamud Siyad
21 Faiza Saleebaan
22.Dahabo Hassan Fiidow
24 Binti Janaqaw Cosoble
25.Sagal Kaariye bulaale
26 Ubax Yasir Yusuf
27 Yasmin Abdulahi Dhere
28. Hodan Cabi Farah
29.Xaliimo Siad Mohamed
30. Idil Mohamud Saleeban
Mahadsanidiin
W/D: Yusuf Mohamed Abdi Yusuf
[email protected]
London
Comments (0 posted):
Post your comment