Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Linkz
    Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Home | Video's | Tv-ga Al-Jazeera oo daba dhigtay Madaxweeynihii hore ee somalia Cali Mahdi Daawo Video

    Tv-ga Al-Jazeera oo daba dhigtay Madaxweeynihii hore ee somalia Cali Mahdi Daawo Video

    Font size: Enlarge font

    TV-ga caalamiga ah ee Al-jazeera ayaa soo bandhigay doraad film dokumetery ah oo sir ah kaasoo laba qeyb ah, kana hadlayay suntii lagu daadiyay badda Somaliya iyo dil loo geystay laba joornaaliiste oo Talyaani ah kuwaasoo lagu dilay Muqdisho 1994-tii.

    Warbixintan filmka ah ayaa cadeyn u noqoneysa hadalhayntii aheyd doorkii madaxweynihii hore ee Somaliya ku lahaa sunta dilaaga ah ee (niyukliyerka), taasoo kooxo mafiyo Talyaani ah ey ku daadiyeen xeebaha ama biya Somaliya.

    Cali Mahdi ayaa la sheegay in uu sixiixay waraaqdii lagu ogolaaday in suntaasi lagu soo daadiyo badda Somaliya, isagoona xoogaa lacag ah lagu siiyay ogolaanshahaas uu sameeyay iyo sixiixa.

    Sidoo kale filmakan documentery-ga ah ayaa ka sheekeynaya laba joornaaliiste oo arimahan u dhuun daloolay kuwaasoo lagu dilay Muqdisho.

    NB: Waa film xiiso leh oo aad kaga bogan karto arimo badan

    Qaaybta 1aad

     

    Qaaybta 2aad 
    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0