Linkz
Aminarts.com
Ilaqosal.com
Calanka.com
Hiiraan.com
allceeldheer.com
dadkeyga.com
dayniile.com
dooynet.com
mudulood.com
markacadey.com
lilytube.com
Cadale.com
jowhar.com
somalinet.com
Wadanka.com
somaliswiss
Somaliweyn
Somalisc
muuqaal
calayaale
qaranimo.com
Newbanadir
Duqeyn hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday xarunta Warshadda Baastada ee Ciidamada Itoobiyaanka degan yihiin. (Dhageeyso)
Duqeyn hoobiyeyaal loo adeegsaday ayaa lagu beegsaday caawa maqribkii xarunta ay ciidamada Itoobiyaanka ka degan yihiin Warshadda Baastada ee deegaanka Heliwaa halkaasi oo dhowr madfac laga maqlayay.
Wariye lagu magacaabo Max'uud Yuusuf Niiniile oo ku sugan deegaankaasi aya inoo xaqiijiyay in ku dhawad 5 ay ku habsadeen xerada Itoobiyaanka halkaasina laga arkay holac iyo habaas ka baxaya.
Milatariga Itoobiyaanka ee ku sugan hareeraha warshadda Baastada ayaa markaasi kadib waxa ay fureen rasaas kala duwan oo dhinacyada ay u seyrayeen laakin ma jirin cid ka ag dhaweyd oo wax ku noqotay.
Rate this article
Comments (0 posted):
Post your comment