Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | News | Kenya Oo Banaanbaxi Shalay Ka Dhacay Nairobi Ku Eedeysay Shabaab Daawo Sawirada

    Kenya Oo Banaanbaxi Shalay Ka Dhacay Nairobi Ku Eedeysay Shabaab Daawo Sawirada

    Font size: Enlarge font

    Wasiirka Amniga Qaranka Ee Dalka Kenya ayaa Xarakada Alshabaab Ku Eedeyey banaanbaxi Maalinimadii Shalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

    Wasiirka Amniga George Saitoti oo maanta warbaahinta kula hadlayay Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in banaanbixii shalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ay ku lug lahaayeen shaqsiyaad ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab

    Hadalkaani ayaa Wasiirku waxaa uu sheegay kadib kulan uu Magaalada Nairobi kula qaatay Hogaamiyaasha Diinta Iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Kenya isagoona sheegay in xogtaasi ay ka heleen Waaxda Sirdoonka ee dowladda Kenya kuwaasi oo uu sheegay in baaritaano dheer ay ku sameeyeen Rabshadihii ka dhacay Magaalada Nairobi aay ku ogadeen in Shabaabku u arrinka soo abaabuleen

    George Saitoti ayaa sheegay in dadkaasi ka tirsan Alshabaab ay ku soo dhex dhuunteen dadka Banaanbaxaya dhigayay iyagoo ka dhigaya sida uu sheegay in dowladda Kenya ay hagrayso dadka Muslimiinta ah ee Reer Kenya, isagoo intaasi ku daray in Waaxda Sirdoonka ay ogaadeen in banaanbaxayaasha ay ku dhex jiraan dad shisheeye ah

    Wasiirka ayaa Tusaale u soo qatay Sawiro aay Warbaahinta Kenya soo bandhigeen oo muujinaya Calan Madow oo Towxiidka Dhexda ku leh kaasi oo muujinaya in Alshabaab meesha ku jirtay

    George Saitoti Wasiirka Amniga ee dalka Kenya waxaa uu si aad ah u difaacay Ciidamada Booliiska ee dalka Kenya kuwaasi oo uu sheegay in ay si taxadar leh ku xaliyeen Banaanbaxyadii ka dhacay Masjidka Jamia, isagoo ka gaabsaday in uu ka hadlo Khasaaraha ka dhashay Rabshadahaasi

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (9 posted):

    Ali on 16 January, 2010 02:20:14
    Dowxiidka alle yaan meel lokadhic.Raxmada iyo nastexadana diinta islaamka yaan looturjumin in ay aqabad kutahay umadda kahor istakigarta nolosha waqicika ah.Dad muslin ah in sharafti diinta iyo karamada diinta Islaamka meel uga dhacaan.Waxaan aminsanahay wixii dhibado ah ee nalasogudbonada waxaa nalahaboon in siwadajir ah oo sabar kudhehan tahay iyo aqoon cilmiyesan lugu furtamiyo.Imaanka aanu kashano imanka ayaa caqibo badan kalsonituna iyada ayaa bini'aadan laguyahay.Wabilaahi towfiiq
    Shalayto waa Dambaysaa on 16 January, 2010 10:26:40
    Soomaalida ku dhaqan Kenya marka hore waa in ay ogaadaan waxa kasoo galaya mudaaharaad iyo nabadgelyo la'aan . 1- Xusuusta Magangelyada aad ku haysataan wadankan mana jirto wadan kale oo afrca ah oo aad ku haysataan .2- Roob markii uu iman rabo saxansaxaa ka horeysa dadka hantida kusamaynaya waa in aad ka tashataan dhaqaalahan waxaa u baahan qof waliba gobolkiisa iyo dalkiisa ogow Maalin Maalmaha kamid ah in hantidan lala wareegi doono . kana sii tashada sida aad kula bixi karto hantidaada uguna laaban lahayd hantidaada
    omar on 16 January, 2010 02:22:10
    ac.cw.w.w.b.kr.t. allaahu akbar weli laahu xamdu shaqsiyada xumada iyo damiir xumda ka muuqata qoraha labaad waa wax aad looga yaq yaq sado waxaan taas ulee yahay walaal kaa muslim ah oo la dhibaa teey naayo laguna tacadi naayo miyaad lee dahay yaan laga dhii dhin ama aan laga xumaane aan gun sideedi u noo laano hor teena kii larabo halagu goow raco aana is ka aa musno si aan xoogaa anagoo duleeysan aan beryo meesha u sii joogno yaahoo shalaay ga aad shee geey sona uma dan beeyo in shaa allaah dad kaas sharafta leh ee xumaanta ka dhii dhi yee sharaf ayeey in shaa allaah ku noo laan doonaan ciso dhamaan teedna rabul caala miin ayeey usug naatay koom kana alla heena raxmaan ka ayaa maa mula xukun kuna ilaaha mac buud kaa ayuuw gacan tiisa ku jiraa gaal magan uga ma ahan nabad gelyo ilaah ayeey magan u yihiin nabad gelyo na sii naayo in shaa allah mar kaa shalaayto sheegoow adigu niyad jab kaada muslimka kala dhex bax ilaahiis qof kii aaminaa ilaah waa kaaafi yaahe .w.s.w.b.r.t.h
    Ali on 16 January, 2010 03:36:46
    Wexeey ilatahay cabashada lokudbinayo in aan raali laga aheen shiiqa muslimka ah ee lakacabanayo in lasitayo lakaqadikaro talaabo cilmiyeysan oo gartena nakadhumin xaqenana nolokugarabayo in lohelo cabashadena texkelin.Fartiinti aan kudbinay muradki kalaheen iyo danahi ay xambaarsaned nasiib xumo maysankarin madaxdi doowlada iyo waxkaradki shacabka reer Kenya iyo dunida inteeda kale.Somali waxeey tiraahda(xeego see loxagta ilkana kunabadkalaan)
    Tab iyo xeelad cilmi kudhisan oo kaafinaya ujedadi fartiindena xambarsaneed ee banaanbaxa lakalaha in aan gukuleysano ay lobahanyahay taas beeyna tanteena ay kujirto.Waxaan aad iyo aad uga xumahay dadka muslimiinta oo cadeystay in marwalba kugacaya falal xishood dari ah sharafti iyo karama diinda Islaamka meel uga dhacaya in ay kawaantoban oo aan iska qabano dadka nuku soo dhaxdhumanayo nakana wecinaya hadafki iyo ujedadi wanagsaned ee diintena Islaamka.Wabilaahi towfiiq
    TAKFIIR NECEYB on 16 January, 2010 04:32:41
    ASC WAXAAN RABAA INAAN U JAWAABO OMAR HADII AAD AAMINSANTAHAY IN FIDNO LAGU NOOLAADO WAA SIDA AAD AAMINSANTAHAY ,

    DON'T FORGET WAXA SOOMAALIA KASOCDO BIDCO OO DHAN WAXAAD KALOO DHAGEEYSATAA BARNAAMIJKA DHALINYARADA MAANTA GABDHAHA SIDEEY TAKFIIRTA U ADEEGSADAAN MARKA MEEL NABAD KAJIRTO INAAD BILILIQO U ADEEGSATO AYAAD RABTAAN SOOMAALIDA KUNOOL KENYA WEXEY KU HAYSTAAN NABAD IYO CIBAADO IYO CILMI BARASHO,MANA BANAANO IN DHIIG LAGU DAADIYO XAQDARO WALOOOW GAALO AY YIHIIN HADANE WAA INAAN RAACNAA
    WAA DHIICULAAHA WAA DHIICU RASUULA WA UULUL AMRI MINKUM.
    omar on 16 January, 2010 05:16:39
    ac.w.w.b.rt..k.t alaahu akbar weli laahul xamdu ninka is ku maga caabay takriif naceeyb waxaan kaa maqan in (kenya ay kamid yihiin qoow miyad da somaalida eeyna dhul baaxadiisu gaareeyso (400.000 km4)iyo dad kii ku noolba ey ingiriis ku gacanta keenya gelsheen (qeeybsigii baarliin ) somaali kasta wuxuuw xuquuq aas aasiya u leeyahay inuuw sharaf keenya dhex deeda ugu noo laado waayo qoow miyada soomaali waxeey ka dhul weeyn tahat (quumiyada kukuuyo )oo keeyna ugu badan xaquuq doona muran kuma jirto maxaa xuquuqda soomaalida muran gel shey hadaadan aamin saneeyn inaad xuquuq la eg xaquuqa dadka kakale ee keenya ku nool aad leedahay waxaad kaseexatay xaquuq daadii aas aasiga aheey markaa adiga sax iyo qalad waxba lagaa weey diin maayo tacadigu waa xaa raan waana inaad ka dhii dhisaan tacadiga ka dhan kaa dadka bulshada in dhahooda ah iyo culumada sharafta leh w..w.r.b.t.k.t
    Sulemaan on 16 January, 2010 10:46:20
    Omar nolosha waxaan umalenaya in ay ugu horeeyso imaanshaha Yurub uu yimid maqsuudna kuyahay intaanya ee dhalanteedka ah kuna qanacsantahay diinta Islaamka waxaad kubaratay cilmi dhakood noloshada maadanhelin nolol tarbiyad walid iyo goriimo asluub iyo ansha walid xata waxaa kaa dadnimo roon ilmihi ladhihi jiray darbiyo jiifka kaguntan gunta hoose oo waa lidata.Damiin isuhahaysta nin fiican oo waxbartay ama nin waya'arak ah oo waqti iyo waayo dunida kusoqatay nolol kaladuwan oo kadhaxlay nololo wanaagsan kudbinkara dadka wax ay kafa'idiysan karaan.
    omar on 17 January, 2010 12:09:03
    ac.w.w.b.r.kt..allaahu akbar weli laahul xamdu bismilaahi raxmaani raxiim ugu horeeytiba waan ku salaamay ninka suleeyman ku soo galayoow (1 )IMATAQAANID )
    mana tihid CAALIMUL QEEYB(2)been abuur ku waa wax aan diin teena ku fiic neeyn (3)nolosha tan la soo dhaafay waa tariikh ilaa kiin waqtiga la joogo waxba kuu ma tarto waayo shalay maanta manoqo neeyso maanta ayaa la rabaa inaad la jaan qaado koriino taan soo helay wax shalaya kama qabo mana faa naayo (4)akhlaaq waxaa kaweeyn hidaayo waloow aaneey kala maarmin inaad hadasho si iska hadala maan too dhan waxaa karoon in aad qadar yar hadsho adigoon mowduuca laga had laayo ku kooban waxaa la ma huraan ah inaad taqaan asluubta hadalka aadna u hadli karto hab cimi yeeysan hadaa dan tas awoodina calal aqal aad caqli yeeyn karto in naad topic ka dhigato aflagaado shaqsi aadan aqoon iyo nac nac qof mahmi karta maleh waxaa la fahmi karaa topic ga ka hadal mar kaas na dhaliil hadal keeyga ka soo saar hadii kale culeeys maleh hadal kaadu adigu waxaad noqe hee kaliya ruux is ka had lay oo la dhoho kana muxuuw keenay ka gudub mecno malehe ha uqaadan caay ama af lagaado e waan kuu caqli celshey kaliya hadaad fahan fayoow lee da hay w.w.b.r.tk..t
    Suleymaan on 17 January, 2010 02:47:56
    Omar:-Geed walba dhacankisa buu dhala.Waxaad kadurjumeysa tarbiyadi iyo aqlaaqdi aad kalatimid guriki hooyada iyo abbaha ka oo aha midka sida aad adigu fikirkaaga iyo caqlika uu yahay.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com