Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | News | Culimada Yamen oo shaaca ka qaaday in ay jihaad ku dhawaaqayaan hadii... Daawo Sawirada

    Culimada Yamen oo shaaca ka qaaday in ay jihaad ku dhawaaqayaan hadii... Daawo Sawirada

    Font size: Enlarge font

    Culimada dalka Yamen ayaa daboolka ka qaaday in shacabka reer Yamen ay ugu baaqayaan Jihaad hadii dalkaasi uu la kulmo fara gilin dibadeed ama weerar dibada kaga yimaada .

    Qoraal ay saxiixeen 150-wadaado diimeed reer Yamen ah oo uu ugu caansan yahay wadaad diimeedka Cabadi Al-majiid Al-Zanda`ii ayaa lagu sheegay in jihaadka uu noqon doono mid wajib ku noqon doono guud ahaan muslimiinta iyo dadka Yamen haddii dalkaasi weerar dibada ama fara gilin dibada la kulmo.

    Qoraalka baaqaasi oo uu saxafiiyinta ka hor aqriyay wadaadka ku jira baarlamaanka dalkasi Sheekh Caarif Al-sabri ayaa lagu shegay in culimada Yamen ay si weyn uga so horjeedaan in arimaha Yamen ku lug lahaadaan dalal ajnabi iyo in wax hishiis iskaashi milateri Yamen la gasho dal dibada ah.


    Waxa loogu baaqay guud ahaan muslimiinta aduunka iyo urarada islaamiga in ay taageeraan dadka Yamen isna bar bar taagaan mowqifka ay ka qaateen shirqoolada dibada ka imaanaya ee loogu soo hoos gambanayo waxa loogu yeeray la dagaalanka argagaxisada.

    Waxa xusid mudan in wadaada saxiixay baaqaan ay guud ahaan matalayaan gobolada dalkaasi ka kooban yahay , waxaana ku jira Al-zandaa`ii oo Mareykan ay si weyn u doonayaan.

    Arintaan ayaa baxeysa xilli warbaahinta ay si weyn u hadal haysay in laga yaabo in dagaalka argagxisada Mareykanka kula jiro in uu gaaro dhulka Yeman .

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (7 posted):

    Ridwaan on 14 January, 2010 09:31:44
    Subxaana allah sidee wax kaa yihii koley aniga waxaan kuheestaa in aadan islaam aheen oo gaal aad tahay waxaana u leeyahay sidee u dhihi kartaa shareeco islaam hoos Dimogaradi kor wlhi madaxa ayaan kaa jaraa in aan qofna kaaga baqeenin hadii aad somaalia joogtid car maan helo mele lagaa helo ama addres kufaaryahoow cadeestay .........waxaana daliil u heestaa sitihaano ayaa diinka u geesatay meel walibo dil ayaa ku xukumantahay ilaahne wuu kaa abaal marinaa insha allaah.
    qaasim sh yuusuf on 14 January, 2010 10:23:20
    subxaana laah allaan kaa magan galney waxa aad meesha ku soo qorteyna waa arin aad ku muteysaneyso naarta allaah iyo dil laakiin anaga kuuma jeedno mana ku arkeyno in shaa allaah ala ayaa kaa abaal marin doono qowlka xun ee aan ku wanaagsaneyn ee aad ku hadashey in shaa allaah waxaan allaah kaaga rajeyneynaa in uu kuu soo dadajiyo cuquubadiisa si dag dag ah in shaa allah cadaabta gal jahanamo alaha ku galiyo koley islaam matihid islaamnimane laguguma dhalin waxaadna tahay gaal cadeystey gaalnimadiisa waxaana ugu baaqayaa intii ku taqaano in ey ku dilaan meel allaale iyo meesha ay kugu arkaan gaalyohoow sheeganaya somalinimada kuna soo qorey afka somaliga waxaan kaloon ka codsanayaa maamulka wabsedka boondheere in ey na siiyaan nin kaan cin waan kiisa anaga ayaanu raadsaneyno waqtigey rabto hanagu qaadatee waa hadaad tihiin maamulka boondheere dad ka dam qanaya diintiina hoos loo dhigey asc
    GARYAQAAN on 15 January, 2010 12:08:22
    Subxaana Laah, waxaa cad sida qoraha somaliga kusoo qorey kor in uu CADEYSTEY IN UU yahey somali GAAL AH, waxaana muslimiinta qaasatan somalida ku baraarujinayaa in QOFKAAN OO KALE NAGU DHEXJIRO, AYNA UBAAHAN TAHEY IN LAGA FEEJIGNAADO MA AHAN NINKA CAD EE GAAL AH OO KALIYA WAXA DAGAALKA NAGULA JIRA , EE WAXAA KASII DARAN KAN KUGU MIDABKA AH , KUGUNA LUQADA AH, ducufka ah ee DIINTIISA IIBSADAY.

    WAXAAN LEEYAHEY MAADAAMA UU DIINTII ILLAAHEYBA UU SOO DHIGTEY WAA KII LAGU SHA, HIIDI LAHAA OO KALE. KUFUR KAAFIR AH,

    ILLAAHEY SUBXAANA WATACAALA WAXAA KUU WAYDIINEYNAA ADUUNKANA CIRII , AAQIRANA CADAAB AAD KU WAARTO . HADII AADAN KA TOOBAD KEENIN.
    Dafle on 15 January, 2010 12:35:12
    waa kuwaas qoladaan ka digi jiray ee Gaalo raacyada ah makuwaas baa mudan in la daayo walee maya waa kuwa markastaa sheega in hadi gaalo wadanka ka baxdo ay bur burayaan waa kuwa muslimnimada ay kala weyn tahay Gaalnimada markastana jecel aaminsanna in Gaalo la;aanteed aan la noolaan karin walaahi waad lunteen .mujaahidiintana wey idiinka dheregsan yihiin weyna idiin leyn doonaan bi idni laah
    Hatuf on 15 January, 2010 03:53:59
    waxaan idin su'aalay qoraalka aad ka qayliseen ee aadka idinkaga yaabiyay away. aniga waxaan arkaa oo kaliya qoraalkiina . please let me know what you have seen in this page!
    shareecad islam waxaa ka haboom dimoqraadiyada on 15 January, 2010 04:12:03
    waden keena waa inuu noqdaa wadan dastuuri ah oo dimoqraadiyad ku dhisan waa ka soo hor jeedaa inuu noqdo wadan shareeco islaam ah
    aniga on 16 January, 2010 05:14:15
    Waxa haboon in qof walba uu xor u ahaado fikradiisa. Adinku ma waalan tihiin mise waxbaa idiin dhimman? qofkii hadalkiisu idinla qaldamoba ma idinkaa xukumaaya mise illaaheybaa xukmaya. war iska dhaafa dhaqanka qaldan ee aad dadka ku caburineyssan mar walba oo u qof soomaali ah la yimaado fikrad tiina ka duwan.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com