Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo shalay ka hadlay Kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ayaa ku baaqay

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo shalay ka hadlay Kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ayaa ku baaqay

    Font size: Enlarge font

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo shalay ka hadlay Kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ayaa ku baaqay in la xaliyo khilaafka u dhaxeeya Baarlamaanka.

    Prof. Geeddi oo u muuqday nin wax badalan iska badaleen siyaasadihiisa ayaa sheegay in loo baahan yahay in Xildhibaanada ay tanaasul sameeyaan, isla markaana lala yimaado Midnimo iyo isku duubni.

    "Hadii aan la tanaasulin oo aan midnimo iyo isku duubni lala imaan, dhamaanteen waa shiidmeynaa, Doonta aan saaranahay yaan iska duleelin"ayuu yiri Prof. Geeddi oo farta ku fiiqay khilaafaadka Dowladda ay horay u bur buriyeen Dowladihii hore.

    Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Geeddi ayaa sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday xaalada adag ee ay Dowladda ku jirto, isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay Xildhibaanada u soo cararay Kenya in ay dalka uga soo cararan waxa uu ugu yeeray Kooxo doqono tabar daran.

    "Waxaa layaab ah in xildhibaanadeena aan ka soo cararno kooxo Fuliyaal ah oo tabar daran, 550-ka Xildhibaan hadaan qori qaadano waan ku aadnaa"ayuu yiri Cali Maxamed Geeddi oo ugu baaqay Mudanayaasha in ay la iska dhiciyo Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda.

    Cali Geeddi ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka ee boqolka ka badan in ay dib ugu laabtaan dalka oo ay la yimaadaan kalsooni dhab ah, waxaana uu ka digay in Dowladda la geliyo qalalaaso iyo khilaaf ragaadiya.

    Khudbada Mr Geeddi oo aad u dheereyd ayaa dadka qaar siyaabo kala duwan uga hadleen, waxaana Geeddi u muuqday nin wax badan ka badalay siyaasadihii dadka ku sheegayeen inuu yahay nin wax dumiye

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (10 posted):

    omar on 13 January, 2010 06:06:03
    ac.w.w.b.r.t.h allahu akbar weli laahul xamdu cali af hooshaar ma waxuuw umu daa in saar la tumaayo iyo caweeys ama la shirbaayo adigba nafaa ku soo raac daye hadaad wax tereeyso hadaba hee xaar ka buuxe tuuga ileen waa adoo kalee waliba ha daad ugu roon tahat maxaa yeelay maxamed dheere aa kaa horeeyee in kas tood ku caasi day ileen cali daa qaad tahay weli gaa somaali ya waad joog tay wax tarna lagu guma arage ee laba joor aala dha shaa yaa ku dhahay ereey day wax dhela haan kuu shee gaahe af kaada hoo shaara qurun aa loogu dhin tee da beesha qofkaad kaxigto amba waa laameeraa amba waaba mata gaahe cid aad wax u tar taa yeey san jirine af kaada rumay ugu dadaal keeyl madoode yahow tuugaa w..w.b.r.t.h
    Ali on 13 January, 2010 08:10:23
    Mudane munaasib ku ah xilka dadka iyo dalka u uhayo waxuu mudanyahay in loo'istaago(losarakaco) salaan sharaf badan dusha lakahuwiyo.Dadnimadana waa lodhasha ee liskamayelikaro Prof.Geedi in uu qimoleyahay maqgacisa kucajabinay,hilkas nimadisana nin damiin ah oo aan waxbaran baan kuqanceynin qatarina laakamasukin awelba waxaad kasojeda qoomki sayadna Ali NRK ha'ahade dhiikisa banesta oo dhuninimo(caqlika wuxuu ka kalay wax dheef oo dhuunta lamariyo) kuracay Mucawiye.Wabilahi towfiiq
    Kafiirsade on 13 January, 2010 09:00:01
    Salaam,
    Kuwa ka naf jeclaystay shacabka ee u cararay Nairobi, Kenya ha laga wareejiyo Xilka sababtoo ah inta ilmahooda dibadda udirsadeen kana sugayaa biil ilmihi waxbara lahaay ee haddane iskugu imaanaya goobaha fadhi ku dirirka Nairobi. Kuwaaso ma aha kuwa shacbiga sommalia ka sugaayoo khar iyo rajo ee ha laga tashado.
    Iskaba dhaaf waxayna weligood dhaafayn qabiil iyo qurun maxaa yeelay wa ku quraacdaan.

    Waxaad fiirisaa Ina Boqor Jinni waxa ow ku hadlay xitta Mooryaan 15 sanad jira kuma hadlo ee ha ka rajayn khay iyo faaiido. Ee Somaalidu wixi dan u ah haka tashadaan.

    Wa salaamu alekum.
    on 14 January, 2010 01:20:46
    Ninkaaga Omar isku sheegay waad qaraartay Geedi waa nin wadani ah oo la yaqaano,waxaa ku dhihi lahaa aflagaadada iska ilaali waxaa kaa muuqata in aad tahay qof aan aslubta iyo anshaxa lagu soo barbaarin.
    omar on 14 January, 2010 01:43:57
    ac.w.w.b.r.t.h allaahu akbar weli laahul xamdu waxaad rab taa inaad cali maxmed geedi difaacdo ok hadaba waxaan kuu shee gaa geed daciifa aad tahay waxaa ku sita daruur qurun tay oo qabiil la dhaho waxaa fashil ku ka yimid waa qab yaalada qaawan qab yaalad qaa wana dad iyo dal dhiqi mee runta aa leey sugu imaan karaa maahini nin jecleeysi xabad teri maa daalim waa daalim cali maxamed geedina waa daalim waana tuug waad og tahay soomaali yoo dhani na waa og yi hiin xaqu waa xaq baadil kuna waa baadil yoow ku aakhiro see jin tuug ee dan taada karaaco ogaaw na tuug qabiil maleh dhanka akh laaqda saaxiib aniga akhlaaq wanaag ilaah aan uga mahad celshaan ilaa heey ii gu deeqay alxamdu lilaahi rabi warabul caala miin oon uga fogaado xitaa tuugada sokeeye ku sheegaa ee haku gu joocaarto adiga jahliga iyo jirabka qabiil ee ilaa heey naga kor shey w..s.w.w.r.t.h
    Shugri on 14 January, 2010 04:32:06
    Omar ma'ogtahay rasuulkeni Maxamed CSW wuxuu kadhasha qabiil.Qabiil nimaan lahee oo hebtisa ku aroreeynin nasabat fiican dunida iyo aqiro qiimo kumalahan.Nin kaamartabadroon in aad kabaqeliso waa qasaro kuheysata(ciilqaboob cadaabta gal)Nabadeey
    omar on 14 January, 2010 12:04:22
    ac.w.b.rk..t allaahu akbar weli laahul xamdu abaayo shukri waa sax (N.S.S.C.W.S )WAXOOW KA DHA SHAY QABIILKA QUREEY MAAHAN INAAN LEEYAHAY YAAN LEEYS KU OQOON SAN QABIILKA EE WAXAAN ULA JEEDAA YAA DHAQAN LAGA DHIGAN DHIIG MUSLIMNA LAGU BANEEYSAN YAAN EEXNA LAGUGELIN XEETAHAY WAXA SOMAALIYA KAJIRA QABIIL KII AA KORA KUTAABI KINE HOOSAA LA DHIGAY IYO DIIN TII TAAS YEELI MAKARNO INAAN KA FAGAANO SIDII BAQTI GII AANA NOO QEEY ROON QABIILKU BOHOL OOW NAGU RIDAY AAN KA SOO BIXI WEEY NAY ILAA HEEY UMADEENA HA KA KORSHO W.W.R.B.R.K.T
    Shugri on 14 January, 2010 04:20:39
    Qabiilba hadi adanlaheen ma waxaa Tahay wacal?wacalna kumadhal nikaax xalaal ah marka xuur Illah karali aheen oo dahirba aheen see muslin kunoqona ileen xalaalba ma'ahan.Beer laxowsikaga been beenta ah ee melna racsaneen hanokenin. Quraan dhurwaka naftaada ku madadalisid cidka aqrisaneysa majirto.Nabadeey
    omar on 14 January, 2010 07:49:41
    ac..w.b.r.t.h allaahu akbar weli laahul xamdu shukri abaayo maahi jaahi liinta dumarka la goos goosto waxaan qabaa dumarku mar waa walaa sheey marwaa xaas keeyga marna waa hooya deey anigoon hoos uga dhigin qiimaha bini aadanimo iyo sharaf toda hadana xaashaa li laahiye caay dumar iyo lagoos goosasho dumar ka alle magan waan is faha ney aan u mudaa shukri soobari diiran kii isusoo foorsha oondareen is kubarin.w.w.r.b.t.h
    on 15 January, 2010 10:34:29
    Iimaan laawayaasha xalintooda tuuganimo waxaa ka weeyn xalinta wadankeena dhibaatada ku dheeraatay oo uu barlamaanka ka masuul yahay.Garan meeyno Geediyoow waxa aad iskaga indho tireeysid waayo nimankaan aad ku sheeysid Barlamaan oo aan garaneeynin micnaha uu Baarlamaan leeyahay waayo dad jaahiliin ah oo qabiil meesha loo geeyey taasoo runtii dhibaatada wadanka u aaba ah.Teeda kale niman goboladooda maamul u yeeshay dhibaato kuma heeyso gobolkale waxa ka dhacaaya.Barlamaan nooma aha niman jaad u fadhiya Neirobi.Adiguse hurdada ka kac oo wadankaaga ku noqo isagaa kuu baahane.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com