

Gudoomiyaha golaha wakiilada oo maanta ka gudoomey shahaaso sharaf Ururka suxufiyiinta somaliland ee SOYMA oo Dhawaan lagaga dhawaaqey hargeysa
Hargeysa {xogta news}Waxa saaka subaxnmadii xafiiskiisa lagu gudoonsiioyey shahaado sharaf gudoomiyaha golaha wakiilada mud;c/raxmaan maxamed c/laahi {ciro}Waxaana gudoonsiiyey ururka cusub ee la magac baxay somaliland youth media association {SOYMA}
\Waxaana ugu horeyn halkaa ka hadlay gudoomiyaha ururka mudane Cali Maxamed Ibraahim oo mahad naq balaadhan u jeediyay gudoomiyaha golaha wakiilada mudane c/raxmaan maxamed c/laahi “cirro” waxaanu ku tilmaamay in uu yahay ninka kaliya ee wax u qabtay golaha wakiilada.Waxaa sidoo kale isna halkaa ka hadlay gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland mudane C/raxmaan Cirro waxaanu madnaq balaadhan u soo jeediyay sida xilkasnimada leh ee ay isu abaabuleen dhalinyarada suxufiyiinta ah. Waxaanu mudane C/raxmaan cirro ku ballanqaaday in ay wakiilo ahaan iyo inay xukuumad ahaan la garab taagan yihiin hiil iyo hoo waxaanu ku dardaaray gudoomiyuhu inay xilka suxufiyiintani shabiga reer somalilands inay si hagar la’aan ah ugu shaqeeyaan, waxaanu illaahay uga baryay inay hawsha ay hayaan illaahay la garab galo
Hargeysa Somaliland
Comments (0 posted):
Post your comment