Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Video's | Maxkamada Emaratka Carabta Oo Dembi La’aan Ka Dhigtay Ninkii Sameeyay falkaan "Sheikh Issa" Daawo Video

    Maxkamada Emaratka Carabta Oo Dembi La’aan Ka Dhigtay Ninkii Sameeyay falkaan "Sheikh Issa" Daawo Video

    Font size: Enlarge font

    Maxkamad ku taala Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Emaratka Carabta ee AlCeyn ayaa dambi la’aan ka dhigtay Sheikh Issa Bin Zayed Al-Nahayan oo aay Walaalo yahiin

    Amiirka Magaalada Abu Dubia Ahna Madaxweynaha Midowga Emaratka Sheikh Khalifa bin Zayed al-Nahayan

    Maxkamada ayaa go’aan ka gaartay kiiskii Ninka Ganacsadaha ah ee u dhashay Afghanistan kaasi oo lagu magacaabo Mohammed Shahpur, kaasi oo Sanadkii 2004 Sii Waxuushnimo ah u ulaa dhaqmay Sheikh Issa Bin Zayed

    Maxkamada ayaa sheegtay Inu Sheikh Issa Xiliga falka u fulinayey u aha nin la siiyey waxyabo daroogo ah, oo Miyirkiisu uusan joogin, sidaa darteedna uusan isagu wax dambi ah ku laheyn arrinka

    Maxkamada ayaa Xabsi Shan Sano ah iyo weliba ganaax lacageed ku xukuntay labo nin oo Lebanese ah balse heysta dhalasha dalka Mareykanka kuwas oo lagu Eedeyey inay ahayeen kuwa shirqoolka ka dambeyey, Labada nin ayaa ah kuwa Walaalo ah waxana lagu kala magacaaba Ghassan Nabulsi Iyo Bassam Nabulsi

    Sidoo kale Maxkamada ayaa Xukun la’aan dhigtay Askaari ka tirsan Ciidanka Ammaanka oo isaguna Video-ga ka soo muuqday, waxa Maxkamadu sidoo kale xabsi Hal sano ah ku xakuntay Muwadiin u dhashay Wadanka Syria oo isagu Dharbaxo ku dhuftay Mohammed Shahpur

    Maxkamada ayaa Xabsi Saddex Sano ah sidoo kale ku xakuntay Labo nin oo u kala dhashay Hindiya Iyo Falastiin kuwas oo iyaguna Video-ga ku jira

    Video-ga oo markii ugu horreysay laga baahiyey Sanadkii 2004 Tv-ga dalka Mareykanka Ee ABC News ayaa waxa u muujinaya Sheikh Issa Bin Zayed oo Sii Wuxuushnimo ah ulaa dhaqmaya Mohammed Shahpur oo ah Nin Ganacsade ah oo u dhashay dalka Afghanistan, isaga oo aay u Hayan ragga uu ku jiro Askaariga dambi la’aanta la dhigay, Videoga ayaa waxa soo duubay Labada nin ee u dhashay Dalka Mareykanka kuwas oo ka baahiyey ABC

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (5 posted):

    Ali on 10 January, 2010 03:39:20
    Maxkamad cadaalad uhoolkashay dacwadi Sheikh Issa Bin Zayed oo kudhamaaday guul iyo sinaan.Waxaan karajenaya Sheikh Issa hantidi kaluntay sabar uu kasiiyo Illah meelkale oo qeerkhabta Rabi uu kasiyo niyadiisana wanajiyo qeerna ushego in wixii galumay waxkabadan uhelidono insha Allah.Wabilaahi towfiiq
    maxamed on 11 January, 2010 12:10:09
    kani sheekh ma ahan ee waa xaywaan khanzeer ah carbtaan maxay ka yaqaaniin caddalad waa wax cad denbigaa uu galay haddena denbi ma leh ayaa la leeyahay waa carab qayr daran maalin waxaa imaanaysaa ilaahay la hortagi doono maalintaas meeshuu ku baxsan lahaa ayaa la rabaa
    Sadaad on 11 January, 2010 04:10:02
    Dilka ayaad aragtay ee ma ogtahay waxa uu keystan ninka?Wabilahi towfiiq
    Jama Yare on 13 January, 2010 11:31:34
    Asc Wr wB waraa ileyn cadalad xumi ninkii rabow arab aa loo tagaa ninka video ga uga jedno wuxuu samaynayo ayaaa la dhahay danbe ma leh bisinkow waxaa ba igu daran midankan ali wato sawir miyaa asagii uuba usii tacsiyeyna waraa xoolo tahay ilahay ka baq laba nin muslima ha u kala eexan mise boqortoyada emarates ina ku jirtaa isku maleysay xoolo foqol xoolo, maxamed sxb waa runtaa manta malin aan ahay oo ilahay ha aburtey qofna aanu ka fakaneyn xisaabtisa ayaa jirto taas ayana danbeyn doona cadalad iyo qof kasta wuxuu dhibeyna ilahay agtiisa ayay talaa . Wa Billaahi Towfiiq....
    Ali on 16 January, 2010 12:27:06
    Duugbaa duug ugarkaara arxan malaha nin ama gabar imaan lawe ah oo tamac xumi ruur Islameed xolihiisa tamaciyo.Waxaan kaxumahay in uu intaas logu simay waxuu istahiy duuga gacanta doowlada intusan kalen qoorta lakajaro.Hal babaay oo qurmay baa qurmiya babaayka intiisa kale.Wabilaahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com