

Somali Radio
Islam Linkz
Dictionery
Alhidaaya
Daarulcilmi
Somalisunah
Minimuslims
Tvquran
Waaniye
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
Duqeymo ka dhacay Magaalada Muqdisho Qaasatan Suuqa Wayn e Bakaaraha shalay galinkii dambe ilaa saakay ayaa In ka badan 30 qof ku Dhaawacmayn (Daawo Video)
Kadib duqeymo ka dhacay Magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe ilaa saakay islamarkaana dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka rayidka ee degan qeybo ka mid ah gobolka Banaadir ayaa isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho waxaa la gaarsiiyay dhaawacyo aad u farabadan kuwaasi oo isugu jira kuwa fudud iyo kuwa culus.
Sidoo kale Isbitaalka Madiina waxaa uu ka mid yahay isbitaalada la gaarsiiyo dhaawacyadaasi iyadoo 24-kii saac ee la soo dhaafay la gaarsiiyay dhaawacyo ka badan 35 ruux oo ku waxyeeloobay duqeymihii iyo qaraxii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Rate this article
Comments (2 posted):
Post your comment