

Somali Radio
Islam Linkz
Dictionery
Alhidaaya
Daarulcilmi
Somalisunah
Minimuslims
Tvquran
Waaniye
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
Dowladda FKMG ee Somalia oo kulan la yeelatay dowladda Iran
Dowladda Iran ayaa shaaca ka qaaday inay balaarineyso taageero ay ku bixineyso sidii dib loogu soo celin lahaa nabadda iyo xasiloonada gayiga Soomaaliya.
Warkan ayaa wuxuu ka dambeeyay ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda dowladda Iran uu kulan kula qaatay dhigiisa dowladda KMG, Monashir Mottaki iyo Cali Jaamac Jangeli.
Labada mas'uul ayaa waxay ka wada hadleen xiriirkooda iyo xaaladda cakiran ee Soomaaliya.
Xukuumadda Iran ayaa waxaa ay cadeysay in ay dadaal dheeraad ah u galeyso sidii taageero muuqata u siin laheyd dowladda KMG sil loo soo celiyo ammaanka iyo kala dambeynta.
Labada mas'uul ayaa saxaafadda kula hadlay magaalada Tahraan ka dib markii uu soo gaba gaboobay kulankooda ay uga arrinsanayeen xaaladda Soomaaliya.
Rate this article
Comments (0 posted):
Post your comment