

Somali Radio
Islam Linkz
Dictionery
Alhidaaya
Daarulcilmi
Somalisunah
Minimuslims
Tvquran
Waaniye
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
Markab siday kiimiko Oo Laga leeyahay Dalka British oo lagu afduubay xeebaha somalia
Saraakiil caalami ah oo dhinaca badaha ah ayaa sheegay in burcad badeed Soomaali ah ay afduubeen markab sida Kiimiko oo laga leeyahay waddankan Britain.
Markabka oo la yiraahdo St James Park ayaa Isniintii waxaa laga afduubay Gacanka Cadan, isagoo ka yimid waddanka Spain una socday Thailand.
Markabka ayaa wararku sheegayaan in haatan uu u sii socdo xeebaha Soomaaliya.
Waxaa saaran lix shaqaale ah oo u kala dhashay dhawr waddan.
Koox kale oo burcad badeed ah ayaa iyaguna sii daayay markab laga lahaa dalka Singapore, oo la afduubay bishii October, kadib markii la bixiyay afar milyan oo dollar oo madax furasho ah.
Burcad badeedda Soomaalida ayaa wali waxa ay hayaan toban markab iyo ilaa laba boqol oo qof oo shaqaalaha saaran maraakiibtaasi ah
Rate this article
Comments (0 posted):
Post your comment