Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | News | Siyaasiyiin , waxgarad , iyo ganacsato ka soo jeeda beesha Waceysle/Mudulood oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

    Siyaasiyiin , waxgarad , iyo ganacsato ka soo jeeda beesha Waceysle/Mudulood oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

    Font size: Enlarge font

    Shir ay ka qaybgale ku dhawaad 1oo xubnood oo isugu jira xildhibaano siyaasiin, ganacsato, culumaa`udiin, haween, iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha wacaysle oo ka mid ah beelaha mudulood oo maanta ka dhacay Nairobi aayaa waxa looga hadlay marxaladaha siyaasad ee haatan dalku ku jiro xaaladaha dagaal.iyo mideenta beesha wacaysle.

    Muusa Daamay oo ugu horeen ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in ujeedadu tahay in la mideeyo dhamaan qaybaha beesha si wada jir loo wajaho dhibaatooyinka ka taagan deegaanada beesha.

    Abukar Siney dhiblawe oo asna kulankaasi ka hadlay ayaa mahadnaq balaaran u soo jeediyay dhalinyarada ganacsada ah ee soo qabanqaabiyay kulankaasi.

    Xildhibaan C/laahi Geedi shadoor oo kulankaasi  ka hadlay ayaa waxa uu xubnihii ka qaybgalay shirkaasi u faahfaahiyay siyaasada dawlada iyo mawqifkiisa ku aadan difaacida deegaanada beesha asagoo xusay in uu ku faraxsan yahay dadaalada iyo kulanada ay wadaan
    ganacsatada, gaar ahaan dhalinyarada ka ganacsato Nairobi.

    "Ha raacin kuwa doonayo in ay dilaan inta waxtarka leh islamarkaana dalkiina idin ka soo eryaday,qof muslim ah hadii uu dhinto waxaa waajibku yahay in inta ka agdhaw ay aasaan, ee bal arka  waxaa dhacay, waxa yimid kuwa soo qodaya lafihii waalidkeenna iyo mashaa`iikhdii faafinta diinka taarikhda ku lahaa" sidaasi waxa yiri xildhibaan shadoor oo ka qeyb galayaashii waceysle ay hadaladiisa si fiican ula dhaceen.

    Xildhibaanku waxuu ku nuux-nuuxsaday in beesha kaalin muhiim ah looga baahan yahay ka qeyb qaadashada dadaalada socda ee lagu xuryenayo dalka. 

    Shiikh Cusmaan shiikh Cumar oo ka mida caalimiinta  dalka soomaaliya iyo Xasanley M.joqof, ayaa hadal  wacdi iyo duco ah u jeediyay ka qayagalayaasha, wuxuuna sheegay in waajib diini ah ay tahay in aad iska dhiciso lana dagaalanto cidii kugu soo weerarto gurigaaga. 
    Sheekh Xidig waxa uu faray beesha in ay xarigga illaahay wada qabsadaan.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (3 posted):

    Calasoow on 28 December, 2009 09:01:03
    Waxaa halkas kamuqda in marka hore sida dhaqanka ahaa lobahanyahay in lasaxo Waceysle ina Mudulood maahan Waceysle heeb buleyahay haloku dhawaqo ama halukuyero.Sidaas iyo nabadkelyo
    omar on 29 December, 2009 04:08:40
    ac.w.w..b..r.t.h allahu akbar weli laahul xamdu. aflagaado qaya xan oon geed loo gu soo ganban oo nin maan gaaba qorey waaye ee aan ku baro waceeyle sifi hiisu wax kale maahan wa ceeysle waa culeeys siyaa sadeed waa karti wax qabad waa cudud dagaal waa cod af ta hanimo waana dhalad abgaal abuur cad waaye marka waa lugu faa naa he waana lu soo hir taa he doqono kan xagee ku noolaan jirey taa riikh da dib ur aaca iyo had uuw jiray magac soomaali yeed ka baara waceeyle waxaad ogaa neey saan taariikh da waceeyle waa nobel mar kaas soow calasoow nin kaas labaxay dad kaas jamaa hiir taa u ge faa war waxaasu waa ceeb dad yohow af la gaada da da qabiil ka is ka daaya wax kale mash quul ka dhigta wabilaahi toow fiiq w.s.w.w.b.r.t..h
    on 30 December, 2009 01:58:24
    Afkaaga caano lagu qabay,doofaarka calasoow isku sheegay waa beentiis waayo jaahilkaasoo kale magaca Calasoow lama bixi karo,ee magaca dadsharaf ilaaheey ku maneeystay baa is kale ee ha wasaqeen.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com