Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Cali Ameeriko iyo Cali Geedi oo la xalinayo khilaaf so kala dhaxgalay oo salka ku haya fiisayaal safaarada Talyaaniga laga helay.

    Cali Ameeriko iyo Cali Geedi oo la xalinayo khilaaf so kala dhaxgalay oo salka ku haya fiisayaal safaarada Talyaaniga laga helay.

    Font size: Enlarge font

    Hotelka Chaster ee magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmaya kulan lagu heshiisinayo  Ra'isal wasaarihii hore ee Soomaliya Cali Geedi iyo safiirka Kenya u fadhiya Somaliya Amp:Max'ed Cali Ameerika.

    Khilaafka Geedi iyo Ameeriko oo ay u sara istaageen xalintiisa odayaal beeledyo waxaa uu salka ku hayaa fiisayaal ama dal ku-gallo laga helay wadanka Talyaaniga oo markii hore labadooda si wadajir ah loogu oggolaaday, oo uu si gaar ah u lunsaday Mr.Ameeriko.

    Kulankan heshiisinta oo ay soo diyaariyeen odayaal beeled ka soo jeeda beesha Mudulood, ayaa loogu talagalay in lagu dhameeyo madmadow soo kala dhaxgalay Geedi iyo Ameeriko oo saaxibo ku ahaa fiisayaasha safaarada Talyaaniga.

    Mr. Ameerico ayaa sheegay inuu ku soo celinayo gacanta Cali Geddi dhowr iyo toban Fiiso, wuxuuna codsaday inuu Cali Sidaasi ku qanco, leyskana cafiyo wixii hore u dhex maray, tallabadaasi oo Cali Geedi uu u dhega raariciyey.

    Ameeriko waxaa xilka safiirnimo u magacaabay Cali Geedi xiligii uu ahaa Ra'isal wasaaraha , waxaana lagu xantaa Geedi  inuu si dadban u maamuli jiray hawlaha safaarada, kahor intii Mr. Ameerico aanu yeelan Madax cusub oo ah dowladda Sheekh Shariif.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (5 posted):

    omar on 28 December, 2009 08:59:28
    ac.w.w.b.r.t.h allaahu akbar weli laahul xamdu bismilaahi raxmani raxiim war cali maxamed geedi waa waa shaye dad qab ta maleh miyaa qofkasta fara qoow uga dhegan yahay war waa maxay yaahi nimadaan weli xaa raan kama dher gin miyaa? w.w..r.tb...t
    Muse on 29 December, 2009 04:05:47
    Tarajo iyo mamuska ay leyihiin midlamid ah aadan laheen waa kuugu karamadaro in aad kahadashid.Waxaan filaya in aadan kasobixin guri wanaaksan oo talo tarbiyat iyo aqlaaq suban balse waxaan kushekaya hadi sidan aad kusisocodo in waqdika iyo waayaha kulelindono.Wabilahi towfiiq
    omar on 29 December, 2009 04:30:15
    ac.c.w.r.w.b.r.t.h allahu akbar weli laa hul xamdu bismi laahi raxmaani raxiim muuse kuuloow eebow hadaad runta kawar wareegto waxaan kuu hu baa ineey adiga tafa ha kaa soo qab san doonto runtu yaa nuuw nin jec leey sigu ku naar gelin walaa kaa qalad kiisa ka hor imaad dhehna jooji. sax disana ugu hili hadii kale waxaad tahay dan yus munaa faq ah hadaad xaq daro ka raali ahaato adigeey kugu imaan wareeg geedu mar kaa maxaa ku jaban cadaa lada yurub iyo amerika waad arag tay maxaad ka qaa datay oo qib rada wadan kaada dan tiisa hadaa dan taada ka hor marin wadan laawe ayaad noqon hadaad abni ga noloshaada aad ka hor marin weeyso abniga wadan kaadda na wadan nabada ma heleey sid wa xeey na ku imaan kartaa inaan wadan fiican ku noo laano iyo abni fiicac cadaa lad iyo sinaan loo dhan yahay marka hadaad cadaalada xooga saarto maxaa halaa baayo?w.c.w..r.t.w.br..t
    bisnkoow on 29 December, 2009 09:24:25
    ina llhi wa ina illhey rajucun geedi dhuun dher ila dhinaca dhulka lo dhigin oo lagu xijabiin xarar inta ka sukeyso dhargimayo basinkoow
    ilaah hii sumcada hanaga dilin on 30 December, 2009 12:20:41
    war cali maxamed geedi waa xaa is ku daboolay sumcad xumo iyo ceebtii aduunka oo dhan taarikh da soomaali nin kaan oo kale in taan jiro weli geey asa goo kale ma arag maxaa yeelay maahan qof jaahil ah waa qof wax bartay ilaa kiin dhaqan kiisu aad ayuuw u hoo see yaa iimaan la aan taan oo kalena lamana arag lamana maqa waa geed wax is ku mu falaa oo qof kii wadada maraa yaba faraqa ugu dhegaayo war ya noo kale ar key waxoow u dhaq maa sidii nin ab ka ab feqri ahaay yahoo ilaa hoow ceeb ha noo dilin . aqash aqash aqah aqash aqash ceeeb ceeboowday

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com