Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | News | Sheekh Xasan Yacquub "Maamul goboleedka ay nimankaas sheeganayaan waa mid riyo ah, waa socon weynayee aan orodno waaye"

    Sheekh Xasan Yacquub "Maamul goboleedka ay nimankaas sheeganayaan waa mid riyo ah, waa socon weynayee aan orodno waaye"

    Font size: Enlarge font

    Afhayeenka Maamulka Islaamiga Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub ayaa ka soo horjeestay qorshaha la doonayo in lagu mideeyo Ilaa lix gobol, si loogu yagleelo Maamul Goboleed mid ah, isagoo ku tilmaamay qorshahaas mid riyo ah.

    "Ninka Murtad ka ah ee Idaacada ka hadlayay waa maqlayay hadalka uu lahaa, hadaladiisa ayaa is burinayay, marka wax uu riyoonayay"ayuu yiri Xasan Yacquub.

    Xasan Yacquub ayaa sheegay in ragga ku haminayay in ay dhisaan maamulkaas aanay xataa awood laheyn, isla markaana gobolada ay sheegayaan gacanta ugu jirin sida uu hadalka u dhigay.

    "Maamul goboleedka ay nimankaas sheeganayaan waa mid riyo ah, waa socon weynayee aan orodno waaye"ayuu mar kale ku celiyay Xasan Yacquub oo sheegay in qorshaha Doolow ka socda inuu ka soo horjeedo shareecada Islaamka ee laga dabaqay gobolada ay maamulaan.

    Maalintii shalay ayay aheyd markii Saraakiil ka tirsan Dowladda KMG ku dhawaaqeen in ay maamul u sameynayaan Gobolada Koofur galbeed, isla markaana waxay wacad ku mareen in ay xoreyn doonaan goboladaas

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (14 posted):

    wadani on 27 December, 2009 04:37:27
    run tu ak tiina ayeey talaa walaa la yaal waayo ilaah holoo dhowaado waa wax fiican qiyaa liga qo lada gaala da wada to waan diidney
    axmed on 27 December, 2009 06:35:05
    ass
    waxaa ka codsanaa madaxa websitekan in ee dhaxdhaxaad noqdaan . goleyba adinka wa is og tihiin sida aad ahaa jirteen iyo sida aa hada tihiin
    jaaaabir on 27 December, 2009 08:25:28
    kkkkkkkkkkk allah yaxfadak yaasheekhul mujaahidiin waa sida aad sheegtay laakiinse ayagaba wey og yihiin in lagu soo maqanyahay marka waxey doonaan haiska sheegaanee ee adinka howshiina jihaadka marna hakad hagelinina walllaahu macaakum
    Ali on 27 December, 2009 08:54:48
    Dadweynaha dekaanka dekan ayaa iskaleh talada gobolodaas.Waxaa dalaxuma ah talada dad aan kago'in in ay isku mashquliyaan,Waxaan karajenaya in ay kawaantoban dadka aan udhalan ee kusoo duulay gobolada aysan udhalan.Wabilahi towfiiq
    Sacid Rey Cherles on 28 December, 2009 03:15:57
    dadka dhoofkuyimid beey gerida dhibeysa waqdiki dhamayo waa dhaqaqi donaan.Umada Somali ee degen dhulkoda iyaka ayaa ayahod katashanaya.Cabigodane Hahgeysa ha'ado Xassan yaqubna isaka iyo Shangole dhulmalahan magankalyo hasiyo Roboob Abu mansuur.Wabilahi tofiiq
    ali on 28 December, 2009 04:44:51
    kan la baxay charles oo magac gaalka wado oo ku eedeynayo nin somali ah oo oronayo ha,aado meeshuu ka yimid waa yaabka yaabkiisa gaal iyo munaafiq iyo jaahiliin iyo qabiiliistayaal hadalkooda qiima malah dhulka soomaaliya waxaa xaq ulaha muslimiinta wanaagsan oo diinta heegan u ah meeshey rabaan ha ka yimaadaan hadeyba somaali yihhiin midkaan charleska labaxay oo gaalada magaciisa wato doqon baa tahay iska riyoo ilaaheyna ha ku soo hanuuniyo ha ka hadlin arimaha soomaaliya xaq u malah xataa jaahil xiligaan in uu ka hadlo iskaba daaba mid magac gaal wado!!!
    Sacid Rey Cherles on 28 December, 2009 05:39:07
    Waxaan filaya in aadan kalasarikarin wadaniyada iyo diinta wadanka waa wadenkeyka hooyo oo aan kudhashay.Adikuba waxaad katimid Somali waxaadna kunoshahay wadamada Yurub ama America. balse ruuxkasta wadani ah wuxuu wadani kuyahay wadankisa uu kudhashay ama udhashay asal ahaan.Walodhasha wadani liskamadhikigaro wadani.Diintana diinteyda waa muslin oo rabiken cid ikadurjumi karto majirto.Hataatmotay in cidkaar ah ledahay diinta islamka sobaro diinta aqoon badan uma lehid.Jilib,Jamaame iyo qoryoleey iniga ayaa iskaleh taladeeda iyo dadka ku abtirsada oo keliya.Khar iskaduur lomabahna jaale.Wabilahi towfiiq
    jaaabir on 28 December, 2009 06:52:04
    waxaa layaab leh akhyaartoow qofka gaalka ah markuu soo galo diinta islaamka wuu iska bedelaa magacii hore uu watay oo wuxuu labaxaa magac nadiif ah oo muslim ah si markii uu kudhex jiro masaajidka oo kale loogu yeero xasanoow ama caliyoow ama axmadoow laakiin ninkaan labaxay CHERLES adiga bal is fiiri oo makula quman yahay magacaan oo ad iska bedeshay magacii qurxoonaa oo aabahaa oo aad labaxdid magacaan ey gaaladu labaxaan mise waxey kaatahay gaal jeclaan mise jaahil nimo ayaa kuu geeysatay hadaba waxaa iga waano ah inaad iska daaysid magacaan ad labaxday waa magac ay labaxaan ama lagu yaqaan gaalada .wabilaahi towfiiq
    Sacid rey cherles on 28 December, 2009 04:56:03
    Waxaan aad iyo aad uku faxarsanahay magaceyka.qofki iska xiseynaya ee haleli wayay magac naanes ah asxabdisa iyo dhaninyarad in olabixin debecada ayuu ka aradanyahay ee halyimado firfirconi hanaan wanaksan uu saxibo gukasbado.Waxaan filaya in aad idarensisen in aan saxibo wanaaksan leyahay kaalin waxku'ool ahna aan ukujiro.Wabilahi towfiiq
    abu muscab azarqawi on 28 December, 2009 05:28:48
    koleyba sanadkan waa sanadkii Rahwein ee iska dul qaata Ogadeen isagoo leh dowlada Aydiid hala taagero isagoo ayuu yimi baydhabo anagana raaskaambooni inimadii R.R.A iney hablihi dhaadheera iyo majerteen ee joogey jubooyinka maxaa u diidey
    omar on 29 December, 2009 08:06:07
    ac.w.w.w.b.rk.t.h alaahu akbar weli laahul xamdu bismilaahi raxmaani raxiim. walaa loow nin ka meesha ku soo galay abu muscad azarqawi miyaad dan diin laheey war sheekh xasan yacquub raxan weey nimo kuma had laa yu raxan weeyna shaqsi ayuuw kayahay (1)waamuslim .(2)waa soomali . miyaa neey in taasu nagu fileeyn mise waxaan fidno tafaruq cadaalad daro boob fool xumo dulun xumaan xasadksa qabiilka ka fiican . islaan nimo walaalti nimo cadaalad is xaqdhoowr adaab wanaag san wax wada qabsi isu dan qasho raxmad dhex deenaa war walaa la yaa loow qabiil qasaa radiisa waan ka dhereg nee waa baqtiya oo uraa yee qabiilka ka xorooba islaan nimada dhab u qaata bad baada da aduun iyo aakhiro halkaas ayeey taale waxna yaan leeys ku la labin ee waxaan ka wadaa diin saafiya hadii kale waxeey noqonee lin iyo caano. wabilaahi toowfiiq w.c.w.r..w..r.k.t.h
    Luqmaan on 30 December, 2009 02:00:14
    Cumar waxaad tahay wacal aan heeb iyo nasabad laheen muslinka waxaa exeh u ah nin abdiirsimabisa tosantahay ku aroorta sanji qurxoon.Ruux isakiba daahir aheen maher(nikaax) xalaal kudhalan sida diinnta islaamka qabdo marnaba maqabto islanima in uu hogamiyo.Nabadeey
    jaabir on 30 December, 2009 08:38:35
    luqmaanoow waa ceeb waxaad kuhadleeyso afkaga bar wanaaga iska dhaaf anshax xumada mafiicno gacantaada waxey qorta waa lasii qoraayaa miyaadan ogeyn maalinta qiyaamo markii lagaaro in lagu weydiin doono cida kudhalatay xaaraan sheeg hadi laguugu dhoho maxaad kuhadleeysaana ,waxaad sameesaa cudur daar kabixi hadalkaas oo cafis kadalbo cida aad kutuhmeysid iney yihin wecelo intey goor goor tahay aaheey waa iga waano hadii aad tahay mid wax maqlaayo nabadeey
    omar on 30 December, 2009 07:20:16
    ac..w.r..w.b.t.h allahu akbar weli laahul xamu bismilahi raxmaani raxiim walaal luqmaan in giriiska ayaa waxeey dhahaan .if you forget the past you never rem emember the future ula jeedo hadaad dhibaa tadii qabiilku nagu reebay aad iloow day is ka jiif ama qiyaa ligaada isaga noo laaw caqli fa yoow lagaa sugu maayo sidaas waxaa uhadla dadka mabaa diida gaabane anigu waxaan ahay wiil aabo iyo hooyo xalaal quute yaale dhaleen xalaal ku soo koray xalaal ku nool wax aan xalaal aheeyna aan rabin ir saqeeyga qabiil u hoos geli maayo ilaa hii i uun tay ayaa iiga kafiila iigana filan baahi qabiil mar kaa adigu magaca qabiilka isa ga qaraabo waxaad ka hesho na waxba ha iga siin . nabiyu laahi muxamed .s..c.w bal mee shuuw ka is taagay fiiri xoogaa siirada rasuulka is ku dhib inaad ka aqriso waxaan hubaa hadaad caqiido dhaba leedahay inaad ka shifoobi doonto cudurka qabiil kee in taas kabacdi caay du kama mid ahan akh laaq wanaaga iyo an shaxa suuban ee ka waan toow walaa kugu na dayan maayo oo caay kula goos goosan maayo xaashaa li laahiye meel kale caay karaadso w..s.c.w.b..r.t.h

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    4.00
    Vivvo Boondheere.com