Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Video's | Shiekh Umal oo lagu soo baxay Waajib Baa Kaasaran Difaaca Culimada (( Abu-Hamzaa)) Daawo Video

    Shiekh Umal oo lagu soo baxay Waajib Baa Kaasaran Difaaca Culimada (( Abu-Hamzaa)) Daawo Video

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (5 posted):

    alow on 26 December, 2009 11:21:08
    waxaad moodaa in la isku mashquulay. Lakin alhamdulilaah dadka inta badan way fahmi karaan meesha aay wax u socdaan. kii jihaad dhab ka yahay Alle ha ka aqbalo kii aan jihaad dhab ka ahayn umada Alle ha ka qabto. taas waxan ula jeedaa arinta ka taagan wadama musliminta ah waa arin aad u adag. xittaa waxaan dhihi karaa dadka jihaadaayo waa lagu dhex jiraa oo waxaa ku dhex jira qolyo badan oo aan jihaad u socon. taasina waxa aay kentay fasaadka haatan tagan. Dhibka ugu wayn wuxuu yahay haddii qaf muhaajir eh aay arkaaan dib uma baaraan waxa kaliya aay fiiriyaan qarwayn maleeyahay , musim ma u eg yahay , carabi maku hadli yaqaan.
    Waxaa jira cadaw fara badan oo diinta bartay hadana ka shaqeeynaayo bur burinta islaamka sidaas darteed la soco waxa aduunka ka jira !!!!!!!!!!!!!!!
    FAISAL SHARIIF on 26 December, 2009 11:23:45
    SHEEKH MAXAMED ABDI UMAL WAA SHEEKH OMAALIYEED WAXAA LOO BAHAN YAHAY IN LAGA DIFAACO CADAWGA ISLAMKA EE CULIMMADA DACAYDEEYNA ANIGU SHAQSIYAN AYAAN U AQAANA SHEEKH UMAL WAA NIN DAACI AH OO AY DAACAD KA TAHAY WAXA UU SHEEGAAYO ILAAHAY HA LAGA BOQO OO CULIMADA HA DAAYO HADII KALE DADKA CULIMADA DHIBA ILAAHAY AYAA DHIBI DOONA
    omar on 27 December, 2009 01:54:02
    ac.w.w.b.r.t.h allaahu akbar weli laahul xamdu bismi laahi raxmaani raxiim diintu maahan dhibaato maahan falsafad doodu marba dhinac u jiidan karto maahan diin qabyo ah nabiyulaahi maxamed s.c.w kama mategin umadaan asa goon shaqa diisa nabi nimo dhameeysan oon xaqii iyo xaaraan tii kala if tiimin waxaad na og ti hiin inuuw dhahay nabigeeno .s.c.w maanta diin tii nii waa idin kamilan tay haduw muran dii need yimaado na waxaa yaala kitaabka qur aanka kariim ka iyo axaa diista saxiixaa axkaam tii is laam ka udeg saneed iyo weliba sunihii nabiga suuban c.s.w mar kaa diinta alle yaan lagu deg degin xukun haridi nina aad naan daliil u heeyn waayo ilaah maalin ta qiyaamo waa idin weey dii naa mee shaad ka keen teen hadeey walaa la deena ahlu diin kaa is qab taan waxaa jooga saaxibul cilmi dad ah ka lana saari kara in shaa allaah ilaah waxaan ka ra jeey naa inuuw taqi ilaah diin tiisa daacad u ah kalana saara u soo diro dad keena aan culuunta diiniga oo durugsan la heeyn waxaa nala gud boon inaan naan siyaasad deey aan nan dhinac taa geerin oon dhahno kaliya ilaa hoow xaqa natus adigaa qoowlka adoonka iyo quluub tiisaba daa laca naa yee aana weey diino ahlu dikriga hadaa naan gara neey .n mar kaana aan gaadano waxeey ahlu dikrigu xaq noogu bayaan shaan ilaah ka cab sada diin taan ilaah heey ayaa lehe haku fudu daa nina walaahi wedku baaqan maayo diinta alle qof kii u gefana ilaa heey waa shadiidul cin qaab waana qafuuru raxmaan ilaa heey ka xi shooda hadad kala xi shoon weey seen wabilaahi toow fiiq w..c.w.b.r.t.h
    jaabir on 28 December, 2009 08:11:17
    sheekh umalow war aa kuheesta adigaa afkaaga isku radinaayo oo hadaladaada is burinaayo marka adiga bal isa sax qof waa uu khaldami karaa laakiin ma,ahan inaad khaladkaaga kusii taagnaatid adigoo fiirsanaayo kelya maslaxadaada shalay markii lala dagaalamaayey dowladii c/laahi yuusuf maxaad udhihi weysay war dagaalka joojiya ee c/laahi yusuf waa waliyu amriwaayee ,, waa adigii taageersaneed oo kubaraarujin jiray in dagaalka uu yahay mid xaq ah weyna duuban tahay cajaladaada maantana waxaad leedahay somaaliya jihaad ma,ahan oo amison ma muslimiin baa mise waa soomaali ar shiikhoow rabigaaga usoo noqo intey gor goor tahay hadii ey gaaladu si hoos ah ey kuugu handadeena oo ay kluugun klhasbeena inaad wax kasheegtid jihaadka somaaliyana isaga soo tag wadanka kenya waa wadan gaalo ah ee lanooloow mujaahidiinta meesha ay joogaan wabilaahi towfiiq
    Ali on 29 December, 2009 04:10:33
    Jabir shiiq Umal makala noqoday tageradaad wadaad ujalbesned?

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com