Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Khilaafkii Geedi iyo dowladda oo xal laga gaaray

    Khilaafkii Geedi iyo dowladda oo xal laga gaaray

    Font size: Enlarge font

    Waxaa xalay xal buuxa laga gaaray khilaaf dhowrkii toddobaad ee tagay u dhexeeyay dowladda kmg ah ee Somalia iyo ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geeddi.

    Dowladda Somalia ayaa dhawaan dacwad ka dhan ah Cali Maxamed Geeddi u gudbisay Kenya, waxayna ku eedeysay Geeddi in uu wado qorshayaal ka dhan ah dowladda haatan jirta ee Somalia.

    Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia oo isugu jira, wasiirro iyo xildhibaanno ayaa u istaagay dhammeynta khilaafkaas,kuwaas oo ugu dambeyn ku guuleystay in ay murankii jiray soo afmeeraan.

    Kulan ka dhacay hoteelka Chaster House ee magaalad Nairobi ayaa ku dhammaaday is afgarad,iyadoo Cali Maxamed Geeddi oo xubin ka ah baarlamaanka Somalia uu ballan qaaday in uu la shaqeynayo dowladda isla markaana uu tagi doono magaalada Muqdisho.

    Wada hadalkan lagu dhammeeyay madmadowga soo kala dhex galay dowladda iyo Xildhibaan Geeddi waxaa xubnihii ka qeyb galay ka mid ahaa:

    Ra'iisul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka Maaliyadda Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan, Wasiirka Warfaafinta Sh.Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Garsoorka Sh. C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow, Xildhibaan C/qaadir Cosoble, Xildhibaan Xuseen Carraale,Xildhibaan C/laahi Geeddi Shadoor iyo mas'uuliyiin kale.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (8 posted):

    great news on 26 December, 2009 12:15:19
    tuug la soo mas laxay dheh waa xariif cali maxamed geedi in tuuw rabay na waa helay but what about losser veters sharif group how fulish aree they what are they going to do know time will tel
    tusmo madaxda maanta iyo qab yaalada is ku barxan on 26 December, 2009 01:57:34
    waxaa aad wax looga xumaado ah in aan dow ladaan utaa geer nay sidii dowlad soomaali yeed hadana mee shu waxeey u egtay doow lad qabiil leeyahay madaa maa madaxweeyni hii uuw la shiray hab beel leed nimo tuug looga shaki san yahay ama eey ku cadahay qiyaamo qaran iyo dhunsi xool umada soomali yeed ka dhexeeya madax weene ma u noqon karaa dha maan u mada soomali yeed ?waa maya waayo madax weeyne nimada waxaa ku xiran shuruud adag oo ah (1)adeeg hufan (dhex dhexaad nimo) sinaan cadaa lad loo dhan yahay iyo inuuw ka fogaado nin jecleeysi iyo inuww mu waa diniin ta soomaali yeed dhamaan tood si siman oow ula dhaqmo hada taas boos kee dii waxaa ga shay qeeybi ee xukun waxaa nasiib wanaaga inaa neey dowla daanu taaba gelin waxaa nasiib wanaaga inaa neey doladaan sa dhigan waxaa nasiib wanaaga inaa neey doow lad ku shee gaanu waqti heey san waxaa nasiib wanaaga in eeysan tabar la heeyn waxaa nasiib wanaag ah ineey fashi lantay waxaa nasiib wanaaga ineey lumisay taa gee radii shacabka hadana eey ad kaan doonto in shaa.alaah seey ku kasban la haa yeen taa geer danbe waxaa nasiib wanaaga ineey ayagu dowladii mi dab qab yaa la deed u yee leen gacan too dana ku dileen loo maleey noqon se weeyday waan kabaxay
    ali on 26 December, 2009 02:07:42
    waan so dhawey nayaa he shiis kan iyo geedi in uu imaado mogdisho wax badan ayow ka bedelaa xaalada dalka marayo geedi mahan nin qabiil waa nin jecel in uu dib u so celiyo qarankii somalia
    cuqubo umadd kansar ka kaqaad on 26 December, 2009 06:37:44
    tuugaan wejiga xunma haa oo doofaarka af kiisa leh oo ganaha dheer sidii doofaar goomi hii xoolaha umada qof u cafin karta maleh ama hada ama ha dhoow hantida gudaha iyo dibadaba halala socdo xaraash ayaa u dan beeyne haduuw shariif ka qaleeyo qolo ahaan sanad kadinb ayeey shee kadaanu fur meey saaye xaqu waa soo daa hiraa in shaa alla waqti eey noqo toba somaali yeey taas ogada waana inaad ka sha qeey saan sidii tuuga daas wax looga qaban la haay gudaha iyo dibada ilaah soomaalida dhab taa hala jiro
    mir tuugo on 27 December, 2009 04:25:14
    af hoo shaar cali maxamed geedi baqtiyo cune xaa raan taad laba can lee hee say xeey tahay fool xumo waxaan aheeyn iyo mer geyo dheer si dii qof nafta il ka ha ku sida waxaan aheeyn kama qaadine ruuxu ku dhib saka raad kaadu sanad yo ha qaato adigu xaqii uma daad dhun xisay ha baar ka qof kas ta na in shaa.allaah waa ku qaba haa waayo adigaa xoq umada soomali yeed ka dhexeeya is ka qaa tee mii saan ka qiyaa mona ilaa heey hor tiisa eey soo dhoo baa yaa aseey farqa kaaga dhe gaa yaa bal taas na ka waran mase ilaah iyo rasuul kiisa mata qaa nid waayo hadaad ilaah si dhaba uga cab sa neey so maal da doow ma xa deene hada muru'g aduun yo aad in dha ha xun noo fiish ka leh aad ka murux murux sii hee soow ma ogid ineey aakhiro kasii daran tahay mala ku moowd mudaa utaal kumana mooga moow laheey taas waa og tahay maa hi noo adi goo xaa raan cunaa ya mi noow mala ku moowd al baabka kaa soo joog sado see wax yeelee kama cab sa tid oow naf ta kaa soo jersho cimri bili seed aad joog taa oo muluq maa hid seed rabtaa inaad baqti iyo xaa raan wed ku sug taa nin yahow umadaan waxeeda aad ka dhun satay u soo celi cafisna kadalbo kana toow bad keen waxaan aad ku jirto ilaa heeyna u soo noqo waxaas aan qoray oo habaar iyo caaya hadaad in taas sameeyso waxba kama jiraan waxaad noqo hee nin nadiifa ilaa heeyna soow ra boow yee laa qof koow rabo na waa cafi yaa qof koow rabo na waa cin qaabaa laba deenana labo adoon oo ilaah abuur tay ay aan na hay ilaa kiin anigu somaali aan xoolo ka xaday ama ka dhun saday wax layga weey dii haayo maleh adigana far aa ku gu godan mus taq balka ilaa haa og ilaa kiin hada fursada nolosha yeey ku dhaa fin toowbo na keen jaawna
    tuug qiil qabiil maleey yahay eleen tuug waa tuuge on 28 December, 2009 02:59:09
    cali maxamed geedi waxuuw wax ku soo bartay canshuur tii umada laga uruu rinaa yey mawaa diniin ta soo maali yeed ayaa bixisay qiimo kasto o ku baxay wax bara sha diisa aas aasi gaa hadana umadii wuxuuw ugu amaal guday inuuw dhun sado dhaqaa lahoodii in uuw cadaw u adeeg saday umadii iyo weli ba in uuw u han qal taa gayo in uuw dhibaa tadiisa mee sha ka sii wado ilaa haan idin ku dhaar shee qof kaas qiimo iyo bani aadan nimo miyaa lagu sheegi karaa kansar iyo cudur aan daawo laheey mudo dheer haku silic sa naado kadibna ilaah jahanamo ha ku iloobo daalimka aaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
    Ali on 28 December, 2009 06:59:47
    Ruuxkasta wuxuu jecelyahay ninka wanaaksan in uu kubeel ahaado.Hadi unoqonwayo ruuxas wanaksa beshada ficilkisana uu kucajebiya umaqurikardid in aad qiradiid wanaakisa balse amaandisa waxaad urokeysa amaan dadban oo loyaqaan dacayad.Waxaana lukuyaqana dadka xasidka ah oo loyaqano xaqiriin dadka sharafta iyo karamada illah uu kumaneestay.Farxad beeyna utahay sida quruxda badan ee aad u amaantay Mr.Geedi.Wabilahi towfiiq
    muwaadin somalya on 28 December, 2009 07:09:50
    walaa layaal yaan loo jawaabin ninka magaca cali qaatay waa nin af kaar tiisu aad u hooseeyso mab da ahaana qabiil sumeeysan cilmi ahaana aan doodaha socda la jaan qaadi karin madaa maa aanuuw wax cusub nagu soo lor dhi neey in loo jawaabo mecno maleh

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com