Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Video's | Haweeney weerartay baadariga gaalada ugu weyn, dhulkana ku riday Daawo Video

    Haweeney weerartay baadariga gaalada ugu weyn, dhulkana ku riday Daawo Video

    Font size: Enlarge font

    Xalay o ey ku beegneyd habeenka ay gaaladu u yaqaaniin Christmas Night ayaa waxaa ka dhacay xarunta VATICAN CITY ee dalka Italiya weerar ay haweeney madaxa looga jiro ku ku qaaday baadariga ugu weyn gaalada xilli uu u dabaal-dagayay habeenkani aadka ugu weyn gaalada.

    Sida ka muuqata Video-ga ayaa waxaa ay haweeneyda weerarka geysatay ku booday baadari Pope Benedict XVI, kaasoo ey dhulka ku riday.

    Waa sanadkii labaad oo ay isla haweeneydan oo la sheegay in madaxa looga jiro ay weerareyso baadarigani, walina ma cada dhaawaca kasoo gaaray baadariga weerarkii xalay loo geystay .

     

     

    Waatan naagtii ku soo duuftay

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (2 posted):

    Jonh on 25 December, 2009 01:05:06
    Gabar ujalbooda Babbeheda si ay ubarakesado gabar diinteda laweeyn.
    jaamas on 27 December, 2009 09:48:19
    gabadh wanaagsan dheh shaydaankii shayaadiinta u ehlu naarsanaa ayay dhulka dhigtay ilaahow gabadhaa soo islaami

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com