Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Kulan Dhaxmaray Wasiirro ka tirsan dawladda Soomaliya iyo Ra'isal wasaarihii hore ee somaliya pr. Geedi oo maanta ka bilaawday magaalada Nairobi..

    Kulan Dhaxmaray Wasiirro ka tirsan dawladda Soomaliya iyo Ra'isal wasaarihii hore ee somaliya pr. Geedi oo maanta ka bilaawday magaalada Nairobi..

    Font size: Enlarge font

    Warar goor dhow naga soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in kulan albaabada u xiran yihiin uga bilowday halkaas Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi, kaasoo beryahan ay ku oogneyd dacwad.

    Wararka ayaa sheegaya in kulankan oo hada gabo gabo ku dhow uu ka socdo Hotelka Chaster House, iyadoo la sheegay in kulanka qadka taleefanka uga qeyb qaadanayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

    Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ah Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Maaliyada Shariif Xasan, Wasiirka Warfaafinta Dahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Garsoorka C/raxmaan Janaqow iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan Dhagaxtuur.

    Kulanka oo ah mid lagu dhameynayo mad madowga soo kala dhex galay dhowaan Dowladda iyo Prof. Geeddi ayaa waxaa xalintiisa ay socotay maalmihi u dambeeyay si u kala dab-qaadid ah ha yeeshee waxaa manta suura gashay in labada dhinac ay isa soo hor fariistaan si toos ah.

    Wali lama hayo wax war ah oo ka soo baxay kulankaan laakin wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ay u dhowdahay in uu guul iyo is faham ku dhamaado.

    Kulan xalay qaab beel ahaan u socday ayaa ahaa mid lagu kala tagay oo car iyo kir la is yiri, kadib markii Xildhibaano ka wakiil ahaa Cali Maxamed Geeddi ay ka caroodeen Wasiirka Maaliyada Shariif Xasan, waxaana kulanka hada socda uu yahay mid soo de dejisay fashilkii xalay uu ku dhamaaday kulankaas.

    Dowladda KMG ayaa horay ugu oogtay Prof. Geeddi dacwad ku wajahneyd inuu waday qorshayaal ka dhan ah, waxaana taasi keentay qoraal ay u gudbiso Dowladda Kenya.

    Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (10 posted):

    omar on 24 December, 2009 09:35:19
    ac.w.w.b.r.t.h.u allaahu akbar weli laahul xamdu bismilaahi raxmaani raxiim sababta wasiiro niman is ku sheegaa yaa eey ula shiraa yaan tuug qaa inul wadan ah maran magaran karo hal mid ayuun beey noqon kar taa madax weeyne is ku sheega kaaba qabiilka isu bede laayo ee la dha ho shafiir sheekh axmed ayeey is ku qabiil yihiin taas ayeey tahay xaqiiqdu odo yaa shii guriga maxamed dheere ka jilaa feey sa.naayey ama ka qaraa banaa yey ayaana waxaas kadan beeya mee shaan shaqsi yad xumo ayaa ka muuqata arintu hadeey qab yaalad ku soo laabatayna sorry game is over geedi ayaa ka u raa ya meesha iyo biiri qaa ta yaal loo bax shey odey bac le ii maan yoog yo dowlad soomaali yeed na saas lagu ma noqdo waad cee boow deen dhib kii dhacana waxaa ka muus ah qabiil kaas cali geedi iyo shariif isu keenay shar cigii na dhinac maray qorey qorey ku taag ficiltan iyo fool xuma diitaas ka imaa tana shariif sheekh axmed lalama leh ileen geedi xil mahaayee waa shuqul musuq maasuq dowlad aan la doo ran aana sal dhiga tala xumo waa taas w.w..b.r.t.h
    Ali on 24 December, 2009 09:51:11
    Sida loqoray arinta been aburka ah ee wibsit boondheere cadeesten in uu soocelceliyen iyadoon jiri asal ahaan irintaas.Maxaakenay in lakaladhaxkalo ma laba dowladood oo dagaal kadhaxeyo mase waa labo qof oo xil isle'ak haya kahaya dowlada islaamka ee Somali.Waxaan kaxumahay in dacayadaha xilkasnimada darada ah ee lakabeen aburayo madaxda dowlada in uu soxikto websit Boondhere.Waxaan rajeynaya in ay kawaantowdo arimahaas websit boondheere.Wabilahi towfiiq
    qardajeex on 24 December, 2009 11:28:31
    as.c.ugu horeyn waa naga reeban tahay af lagaadada kumana jirto akhlaaqda wanaagsan.balse hadii aan ka hadalno qadiyada Mr.GEEDIma qabo in waqti badan leyskaga lumiyo waayo xil uu hayo umada somaliyeed marka laga reebo xasaanada xil dhibaanimo.qadiyda iyada ah waxaa ku filan in tacahud laga qoro loogana digo in aaney dhicin mar kale.taasana noqon karta sidee xeega lagu xagtaa ilkana ku nabad galaan.Mr GEDINA waxaan kula talin lahaa in taageero la garab istaago dawlada la daalaa daceyso kooxaha ku soo duulay dalka ee xalaashaday dhiiga shacabka.si loo bad baadiyo inta fara ku tiriska ee hartay.
    TOOSANE on 24 December, 2009 11:38:12
    WAXAAN SOO DHAWEYNAHAYAA PRF.GEDI OO AH AQOOYAHAN SOOMAALIYEED OO AY WAAJIB KU ATHAY IN UU KA HADLO XAALADA MAANTA KA TAAGAN WAXAANA U REJAYNAAAYAA IN ILAAH KHAYR KA SIINDOONO LAAKIIN JINGILI HAKA FIKIRO NOLOSHIISA
    ali on 25 December, 2009 12:09:43
    cali geedi waa muwadin somalia waa ninka kaliya ee dalka kabixin kara mar xalada adag ee dalka marayo qab yalada waa laga gudbay geedi hanoolaado
    Shugri on 25 December, 2009 12:32:18
    Dowlada waa lashaqeyneysa qofkasta oo mucaad sharciyesan ah waa dowlad madaxbanaan oo dimoqorad ah.Ali Gedi iskuma liiskaren in uu yahay mucarad hadu isliskareyo waa lashacinlaha.Arin cad oo iskahor imaad ah madhaxmarikaro iska iyo madaxwenahiisa shiiq Shariif Shiiq Axmed.Dhanka kale dowlada Keyn waa dowlad madaxbanaan oo dalkeeda si sharci ah udegikara oo sharuud kaar ah kumaxirna xirna digitaanka dalka Keny.Wabilahi towfiiq
    xamar daye on 25 December, 2009 03:48:43
    badu salaan war niman yahow yaan cawaan leeyska dhigin iyo dad aan wax ogeeyn geedi hada ma dhalan 2004 ka horna wadan ka geedi waa joogey halyaa nimo iyo karti mee shoow ka joogo waa naqaan maxamed dheere ayaa abni giisa gacanta ku haa yey mee shuuw gaa rey na ilaah sabab uga dhigay adin ku ma waxaad rab taan inaad qiyaali ku noolaa taan am xaa radiina hala shaqeeyo ilaa kiin cabdulaahi yuusuf ayaa shaqada xoo geeda qabtay asagana waa la adeeg saday biss mar kii dan tii laga la haay laga gaa rayna dantaa la soo dhigay wacyiga jira la socca qi yaa lina heeys ku maa wee li nina wax tar nin kaas oo la dha ho geedi yaa qabtay aad ayuuw u koo ban yahay sumcada ilama hoow cismaan dhalayna mee shoow ka joo go waa og ti hiin marka waxba yaan la buun buu nin cali maxamed geedi hal yaay nimo iyo sagu waa kala dheere ha dana waqti gii sii waa tay xaq na uma leh car qala daan iyo foow dadaan waxaa na la ra baa dhex dhexaad nimo dhinac iyo dhul laa is le he garu laba nin kama wada qos li sho caqli sha qeeya aa leey ka ra baa ama yaan been leeys ku sheegin dhal yo loo siman yahay majir to mee shaa waa kabaxay
    Shugri on 25 December, 2009 04:03:17
    Xamar daye waxaad so qortay majirto kulaabo waxbasho.Qoraal ahaan iyo ujedada ama halkudhikeeda qormadaad.Madmadobo allah kuyaqana weyaan waxaad soqortay.Waan kaxumahay lamakaranayo.Nabadey
    xamar daye on 25 December, 2009 02:30:23
    bacdu salaan walaa sheey shukri afkaada xalwo iyo baana olyo is ku jira halugu qabto qaxwana ku darso wax bara shada koroso hadaad ii soo jee disay aad iyo aad ayaan ugu riyaa qay waayo cimgu ma dhamaado ileene hadaad (b.h.d ) hesho xitaa taqa sus ayad ubaahan tahay adigu tala wanaag ugama jee din ilaa kiin aniga aad ayeey ii qan cisay waayo waxaan aamin sanahay bal ama baro markle shukri afkaada caano lagu qabay jaaw
    Yusuf on 25 December, 2009 04:53:45
    Waan kaxumahay koordho in ay isookartay Ali Maxamed Geedi in lakajibiyay ilkaha.Wabilahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com