Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | General | Ugaas Maxamed-weli oo ugu baaqay maamulada Puntland Iyo Somaliland inay joojiyaan dadka shacabka ah ee ay u gacan gelinayaan xukuumada Itoobiya

    Ugaas Maxamed-weli oo ugu baaqay maamulada Puntland Iyo Somaliland inay joojiyaan dadka shacabka ah ee ay u gacan gelinayaan xukuumada Itoobiya

    Font size: Enlarge font

    Ugaaska beesha sadde mareexaan ahna Afhayeenka salaadiinta beelaha daarood Ugaas Maxamed Weli sh,axmed Nuur ayaa maanta baaq ku wajahan xaalada dalku marayo kasoo saaray magaalada caasimada ee muqdisho.

    Baaqa Ugaaska oo uu saldhig uga dhigay xaalada dalku marayo islamrkaana uu shaaca ka qaaday in loo baahan yahay inay umadu daneheeda ka tashadaan si ay uga baxaan dhibka 19-jirsaday isagoo si wadajir ah ugu Baaqay mujaahidinta dagaalka kula jira dowlada iyo AMISOM iyo sahacabka soomaaliyeed ayaa waxuu kazoo saaray qodobadan .

    1- M mujaahidiinta waxaan ugu baaqayaa inay mideeyaan Cimigooda ,caqligooda ,maalkooda iyo Muruqooda si looga baxo ayuu yiri mushkilada 19-jirsatay loona badbaadiyo dalka,dadka iyo Diinta .

    2- shacabka soomaaliyeed ee muslimiinta ah waxaan ugu baaqayaa inaysan cadaalada iskana daayaan simitaanka ay simayaan ciidamada cadowga iyo mujaahdiinta ,waxyaabaha layaabka ah waxaa kamid ah iyadoo la leeyahay mujaahidiinta iyagaa weeraray cadowga soo duuley taasina waxay marag madoonto u tahay inay mujaahidiintu soo duulin ee ay soo duuleen ciidamada cadowga ayuu yiri islamrkaana ay garab istaagaan

    3- sidoo kale waxaan baaq u dirayaa dhamaan qabaa,ilada soomaaliyeed gaar ahaan culumaa,udiinka ,odayaasha dhaqanka ,aqoonyahanada ,waxagaradka iyo dhalinyarada soomaaliyeed inay ogaadaan inaysan gobolo lakala leeyahay oo sidoo kale ay isha ku hayaan inaysan jirin dowlad soomaaliyeed oo iminka metesha masiirka umada ,sidaa darteed waa in dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed laga joojiyaa dilka macno darada ah,Garaacista ,dhaca ,Gaalo u gacan gelinta ,iyo tarxiilka waana wax ay taariikhdu xusi doonto waxaan qabaa,ilaadka soomaaliyeed leeyahay waa inay ka qayb qaataan dagaalada lagula jiro cadowga si dalka looga saaro kuwa nagu soo duuley .

    Ugu dambayntii Ugaaska ayaa cambaareeyey maamulka puntland iyo Somaliland islamarkaana sheegay inuu ugu baaqayo Maamuladaasi inay joojiyaan dadka shacabka ah ee ay u dhiibayaan cadowga Ethiopia ,iyo weliba kuwa ay xabsiga ku gurayaan ,isagoo intaasi raaciyey in laga fiirsado hadalka tilmaamaya ee ah in ay naga baxaan umada soomaaliyeed ee degta koonfurta soomaaliya oo ay dhowaan sheegaan maamulka puntland taasina ay keeni karto ayuu yiri nacayb qabiil .

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (10 posted):

    omar on 22 December, 2009 06:15:40
    ac.c.w.w.b.r.t.h allaahu akbar welilaahul xamdu ugaas maxamed weli waa nin qimo badan waa muwaadin dhaba maahan daba dhilif mana jecla daba dhiliyada waxaad ku banaan tahy hogaanka soomaali yeed waxaan shaki iiga jirin in aad mu waa din xalaala tahay on wadan kiisa marna ku gor gor tameeyn danta dalka iyo dad ka na ka ho mari naayo danaha kale oo dhan sidaas daraa deed waxaad as taa hi shaa in laguu is taago oo lagu dhaho suluuto madaxweeyne maxamed eli (2) waana ig run codkeeyga waad heey sataa waxaad uqalan taa madax weeyna heeyga waayo waxaad jeceshahay wadan keena ana waxaan jecelahay wadan keena waxaad jecesha hayna dhibta oo dhan waad ka ilaa li saa waxaa haboo naan laheey ineey dadka soomaali yeed oo dhan sidaada ufekeraayan waxaan higsan laheeyn ama dhaafi laheey waalkanyo anagoo walaalo ah is jecel mideeysan danta guud kawada shaqeey neyna wadan keenana iyo diinteena ilaa sha neeyna ilaah hakeeno waqti sidaas muwaadin kasta oo soomali yeed ku fekeraayo deg deg ha noogu keeno qansax iyo qurac waa na diloo dee wabilaahi toowfiiq w.w.w..b.r.t.h
    jaabir on 23 December, 2009 08:03:04
    MAASHA,ALLAAH TABARAKALLAAH ugaas maxamed marka hore waan kusalaamay marka xigtana ilaaheey haku xifdiyo oo hakaa ilaaliyo dhaqarta gaalaga iyo munaafiqiinta u,adeegta kana hadal mar walba sida ay xaqiiqdu tahay ilaaheey garabkaaga hagalo waxaan kaloo rabaa inaan kusheego mujaahidiinta waa ay lasocdaan labada gobol ee waqooyi iyo bari dhibka ey kuhaayaan shacabka masaakiinta ah ee ay kagataan cadowha xabashida ,,maalintooda ayaa soo dhawaatay inshaa,allaah wabilaahitowfiiq
    qardajeex on 23 December, 2009 06:46:42
    as.c.w.ma waxaad ku sheegteen biira qaataha ugas aleylehe beesha meel baad kaga dhacdeen waase hadii leydika aqbalo'hadii uu yahay nin xilkaa isaga ah qaadi karo kama been sheegeen DIINTA iyo waxa ey ka qabto KHAWARIJTA AL SHABAAB.masiirkiisa waa macaruuf ninka la safan raga xalaashaday dhiiga muslimiina oo had iyo jeer dhaca boobka iyo bara kicinta kagana daba tagey geedaha hoostooda wallee adunyada iyo aakhiroba waa la xisaabin in shaa alaah.ogaas ku sheega miyaanu nin muslima aheyn ileen xaq iyo baadhil meel ma wada galaane mise xoogaaga loo daadiyay ayaa indha tiray. waxaan filayaa in uu qaniimada wax ka soo gaaraan ileyn waxey soo dhacaan kuma sheegaan dhac iyo baad midna toona oo waa qaniimo.
    omar on 23 December, 2009 09:42:09
    ac.w.w.b.r.t..h allaahu akbar weli laahul xamdu qarda jeex war adigu makala saari kartid sax iyo qalad nin kaasna waa nin aragti dheeraa xikmadna reer kiisa oo dhan ayaa dhahay war nin yahaow meel kastoon kaaa eegno wanaag ku sifoow daye inoo noqo ugaas waa nin soomaalidu jece shahay is na soomaali nimada jecel marka mana aha hoogaa miye siyaa sadeed ee waa hogaamiye reer mabdi iisa wa naag san ayuuna ka had lay makaa anigu waxaan garan la ahay mee shaad ugaas cabdiweli kala qaaday waryaada xi shoo da oo wax isu la hara nin door kaana afkiina ka du wa wax maga ra taad ti hi ine w.w.w..b.r.t.h
    omar on 24 December, 2009 12:11:14
    ac.w.w.b..r.t.h hilmaan hadal kuma jire e ugaas maxamed weli ilaah ha xafidee soomaali na ha u daa yee
    Ali on 24 December, 2009 03:13:53
    Somali waa Africa xalkedana wuxuu uyala dowladaha Africa iyo dadka xilkaska ah ee qarada mas'uliyada lajecel wanaga iyo sharafta qomiyadaha kunool qarada africa.Waan ka xumahay in shaqsi lakafilayay wanaaka iyo firfircooni xilkasnimo kudhehantahay in ay kasoyeraan ereyo aan uqalmin makacisa iyo darajadiisa.Waxaan kafilaya in uu garto in usan aheen nin fidno horinlaha maahan ee waa ninki kashaqenlaha maslaxada iyo wanaka danta shacabka Somali.
    allaaamin on 24 December, 2009 11:31:05
    WAXAAN SALAAMAYAA UGAASKA OO AAD U DADAALAAYA KUNA DHAMAYNAAYA DOODIISA IN AAN DHULAKA LA KALA LAHAYN OO SOOMAALI AY WADA WADAAGAAN SI LOO HELO SHABEELAHA HOOSE KHAYR ILAAH HA SIIYO UGAASKA WAA KA XUMAATAY
    QAALIGA SHABEELAHA HOOSE on 24 December, 2009 11:42:40
    WAA KA XUMAHAY UGAASKA WAA NACAS XUN EE HAKA FIKIRO WAXA UU KU HADLAAYO LAAKIIN MARKAAN FIIRIYO HADALADA UGAASKA KUMA XUMA DADKA UU UGAASKA U YAHAY GOOD FOR THEM SORRY SIDA AY U DHAQMAAYAAAN KUMA XUMA HADALKIISA WANAAGSAN IYO BOOBKOODA MACAANA HADALKAANU
    Ali on 24 December, 2009 11:57:54
    Waxaan aad iyo aad uku faraxsanahay sida dadweynaha Somali biseel wacyi maanta ubisil yadeen garaadka iyo garashada siyasadeed.Walaalo aan kugulanolado maahan ee waa malkaga aan kugu mamulo iyo mininkaga fikirka ay wadaan.Waxaan idinka codsanaya in aad meel uka sowadajesadaan.Waa doqomo idin modaya sidoda oo kale in aad dihiin doqomo.Doqona daan lasalaxo malaha ee daan lakaraco baa kuyala.Manaqustaan hadey soo socdaan iyaka oo huwan shaal suna waljameca.Wabilahi towfiiq
    Farax on 25 December, 2009 05:12:31
    Hidaha iyo dhaqanka suuban ee Somali qaladka waa liska qabanjiray.Abidkeen nin weeyn oo inta meel soo istaako kuhadlaya naxli iyo been ee laqabaneeynin oo raali lokayahay hadakahor maanan arkin abidkeen.Dhaqanka iyo caadada waa tan aan kadhaxalnay diintena islaamka iyo kudubka quraanka ee (FURQAAN).Hadaba diinti miyeey isbedeshay?

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com