Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Somali Linkz
    Islam Linkz
  • Home | News | Dagaallo Culus iyo duqeymo ka soconaya magaalada Muqdisho.

    Dagaallo Culus iyo duqeymo ka soconaya magaalada Muqdisho.

    Font size: Enlarge font

    Dagaallo culus ayaa goordhow ka bilowday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo u dhexeeya ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku garab ah iyo xoogagga hubaysan ee kahorjeeda.

    Dagaalka xoogiisa ayaa ka soconaya isgoyska KM4 iyo wadada Makka Al-mukarama magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa daryanka madaafiic ay labada dhinac isku adeegsanayaan.

    Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dambeeyey kadib markii xoogagga hubaysan weerar ku qaadeen fariisimo ay halkaas ku leeyihiin ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee Muqdisho ku sugan.

    Dadka rayidka ah ee ku dhaqan qeybo kamid ah degmoyinka Hodan, Howlwadaag iyo suuqa Bakaaraha ayaa bilaabay inay kala firxadaan oo ka cararaan waxyeelo ka soo gaartay dagaalada iyo duqeymaha ka soconaya magaalada Muqdisho.

    Wixii soo kordha kala soco wararkeena Insha'alaah.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (4 posted):

    hadaafoow on 06 September, 2009 09:34:23
    jihadki wubilawday alqacida alqawarij iyo aisheydan galo dinnta ka ben shegeysa o kasoduly bakistan iyo eretareya kuba calankena ladagalamayo iyo xuska nabigena n k ha ahato quburaha ouliyadena iyo wixi astanahed e naloyaqinay wadoyinka minoyinka nogu dugo carurta qarxiyo waey jaben hala sraciyo ya laga baqin mar dhaw walaburina wana laga nasandona alahu akbar alau akbar wadambile yal calami ah waxay raban inay muqadarad ku beran wabiyadena sida afganistan
    dulmidiid 1 on 07 September, 2009 01:11:28
    BEDERKII QARNIGA 21AAD.
    Waxaa Maqribki maanta billowday Dagaalki eey Alsheeydaan iyo Alxasuuq ula baxeen kii Beder oo Shacabka la dhexdabaalanaayay sida kaluunka,Bederki hore ee waagi Raruulkeena(c.s.w.s)waxeey u soo bexeen bannaanka oo Dadka Madiina joogo dhexdooda kuma dagaalamin laakiin midka Qarniga 21aad waa ka gedisan yahay oo meeshi Shacab joogo aa Nasrigooda galay waana kuwa kali ah ee ku dhinta ee Alsheeydaan iyo Alxasuuq waa ka cararaan inta hoobiye xun ka soo ridaan.

    Isku daygi Bederka Qarniga meelna laguma gaarin oo Madaxtooyada laguma tegin madaxdi maleegtayna Muqdisho waa ka wada bexeen cabsi eey ka qabaan in godadkooda loogu yimaado.
    Ali on 07 September, 2009 02:30:29
    Badder waa guushi uu kaara nabikeena subana caleehi salaam.Hadaba macnaheeda waxaa kaqeeb kalay malintas dagalkii baddar ciidan uu Rabikeen sodiray in asxaabda rasolka gakarab takalamaan kuna mujinayay qofki baari noqda oo Rabikiisa adeeca dacadna u ahaada diintisa ee kutubka Furqaan in marwalba usohoyaneyso libin( nasri Alle).Hataba walaalow inta aad isledahay dadkaan magacyada xisbul Islaam iyo Al-sabaab labaxay si eey dadka ku beer laxawsanaya ee diina waxba ka aqoon yesan kudambajin baddar malin cajiiba oo qomada aan ku sokobikarin beeyledaha iskadaye macneheeda ninkan sheganaya gudoomiyaha xisbul Islaam ee layirahdo Xassan Dahir xadaa mafasirikaro yomal Baddar.wabilaahi towfiiq.
    dulmidiid 1 on 07 September, 2009 06:42:13
    KU ALI
    Ali saaxiib qoraalkeeyga akhri intaadan igu qorin inaan Khawaarij ahay.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com