Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Somali Linkz
    Islam Linkz
  • Home | News | Shiekh Dahir H. Aweys oo wax laga weydiiyay ninkii ninkii faransiiska ahaa ee ka baxsaday (Dhageeyso)

    Shiekh Dahir H. Aweys oo wax laga weydiiyay ninkii ninkii faransiiska ahaa ee ka baxsaday (Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

    Dhageeyso

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (2 posted):

    Ali on 05 September, 2009 05:08:38
    Tariqda adunka marba heer beeysokareysay.Waan dhageystay Xassan Dahir jawabihi uu kabixiyay su'alihi laweydiyay.Maanta dunida majogto dagaalki lagtinta,sabaxat jiifda sansaarada,qoorsagarad iyo ruuxad rabdo in aad dishid boqol ruur naftooda lagalafsanayo.Waan ka xumahay sitii uu uhadlay xisbu Islaam meel weeyn buu ukadhaca waxuuna ka dhigay ismadhaanto iyo dhashood oo aqoon iyo cilmidoona laheen.Kamana fileeynin casri badawi in uu cindikiisa uu kasaleelsanyahay.Su'aal baan dadweeynow idin weydiin lahaa nafta bini adanka waa ku amano ruuxa oo Alle baa udhiibtay hadaba ruuxi rabi hadu yiraahdo ruuxow nafti isii ma waxuu leyahay nafti waxaa ika sasabtay Xassan Dahir oo yiri isqarxi aqiro janaada ayaad tageysa?Wabilaahi dowfiiq
    abdulla on 05 September, 2009 11:06:24
    s.c.w.xassan dahir iyo mooryaantiisa yaan waqtiga lagu dhumin.sida hadaladiisa ka muuqdo waa nin go,aansaday dagaal loona qaato sida ey tahay oo meel kale lagu war wareegin.waana in leyska celiyo oo tiisa loo raaco.waxaase wax lala yaabo eheyd markii uu yiri ma lihi gabaad aan shacabka aheyn in aan wax ka tuuro jawaabteeda ey helaan shacabka masaakiinta ah.xassan dahir ninka faransiiska ah madax furasho ayuu ka qaatay si uu ugu isaga furfuro mooryaanta ku hareereysan.suuqi la baadi jiray waxaa la wareegay SHABAAB.waa ku qasbanaa in uu beeciyo ninkaa FARANSIISKA. suaasha waxey tahay intee ayay wadi kartaa lacagta madax furasho.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com