Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Somali Linkz
    Islam Linkz
  • Home | Video's | Baarlamaanka Gariiga oo balan qaaday inuu xabsiyada ka soo deyn doono Soomaalida xirxiran Daawo Vedio

    Baarlamaanka Gariiga oo balan qaaday inuu xabsiyada ka soo deyn doono Soomaalida xirxiran Daawo Vedio

    Font size: Enlarge font

    Baarlamaanka dalka Greece ayaa balan qaaday in dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha dalkaasi wax laga qaban doono halka kuwa ku jira xabsiyada laga soo deyn doono sida ugu dhaqsiyaha badan maadaama lagu guda jiro bil Ramadaan.

    Hadalkaai ayaa ka danbeeyay kadib markii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Greece iyo Baarlamaanka dalkaasi ay kulan arrimaha Qaxootiga ku yeesheen xarunta Baaarlamaanka dalkaasi ee magaalada Athens, waxaana Soomaalida madalayey Guddoonka Jaaliyadda Md. Ilyaas Cali Xasan oo markii uu kulankaasi dhamaaday kadib la hadlayey Warbaahinta uu sheegay in waxyaabihii ay ka wada hadleen Baarlamaanka iyo jaaliyadiisa ay isla afgarteen isla markaana guul uu ku dhamaaday kulanka ay la yeesheen Baarlamaanka Greece.

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    4.00
    Vivvo Boondheere.com