News
Shabaab oo fariisimo hor leh ka qabsaday Dowladda KMG iyo AMISOM oo ku go'doonsan Hotelkii Jubba
Xoogaga Alshabaab ayaa horumar ka sameeyay dagaaladii saacadihii u dambeeyay ay la galeen Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo hada ah difaaca kaliya Dowladda
Shariif Hassan iyo Cumar C.Sharmaarke oo wada Shirqool aay ku damacsan yihiin inaay xilka kaga turan Shiekh shariif (Daawo Dukumentiga)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maalmiihii ugu dambeeyay waxaan soo shaac baxaayay mu'aamarado iyo ...Duqeymo waaga loogu diiray magaalada Muqdisho iyo dagaalo tan iyo xalay ka soconaya
Duqeymo culus ayaa waaga loogu diiray Caasimada magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalo xoogan ay ka soconayaan tan iyo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.Dagaalada iyo ...Shabaab oo boqolaal ciidan dhoolatus sameeynaya ku soo bandhigay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
Xarakada Alshabaab ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay boqolaal ciidan oo qeyb ka noqonaya dagaalada Muqdisho, kadib markii tababar ugu soo dhamaaday Gobolada dalka.Boqolaalkan ...LABADA SHARIIF OO BILAABAY KALASHAANDHEEYS DHANKA TALIYEYAASHA GAR AHAAN xOOGA DALKA IYO BOOLISKA
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Madaxtooyada Dowlada Labada Shariif ayaa sheegaya in dhowaan is-bedel xoogan lagu sameyn ...Sideen u Fahamnaa Qur'aanka? Q: 26aad
Sideen u Fahamnaa Qur'aankaQ: 26aad.Suurada 93aad Ad-Duxaa:Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan ...Dagaalo culus oo xalay ka dhacay Waqooyiga Muqdisho gaar ahaan wasaarada waxbarashada....
Dagaalo culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo xarakada Alshabaab ayaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho, iyadoo dagaalkaas uu qasaare ...Shiekh Shariif oo ka shanqariyay Dastuurka cusub ee qabyada ah WAR SAXAAFADEED
Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee madaxa banaan.Madaxweynuhu, War-murtiyeed ...Xarakada Alshabaab oo abaal marino kumanaan doolar gudoonsiiyay Arday tartan quraan akhris u qabteen
Xarakada Alshabaab ayaa markii u horeysay abaal marino lacageed iyo shahaado gudoonsiiyay Arday ka kala socotay gobolada ay maamulaan, kuwaas oo tartan quraan akhris ay ...Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ee DFKG Somalyeed oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay (Warbixin)
Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG ayaa soo kala dhex galay khilaaf cusub oo markan ku saleysan awoodaha, kadib markii dhowaan Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid ...FIBA World Championships 2010 in Turky
Xoghayaha guud ee XSKK Eng Baana Cali, ahna Gudoomiyaha suuqgeynta (Head of Marketing for Fiba) ee wadamada geeska Afrika ayaa lagu casumey in uu ka ...Labada shariif iyo C. A. sharmarke oo heshiis la galay shirkada lagu magacaabo SKA Air Logistic LTD. si aay garoomada somalia...
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow xafiisyada Madaxda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Heshiis hordhac ...Duqii Magaalada Muqdisho Maxmed Cismaan Cali Dhagax tuur oo xil Cusub loo Magacaabay
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Maxmed Cismaan Cali (Dhagax tuur) ayaa Maanta waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee wasaarada Gaadiidka Cirka ...Xildhibaan Cumar Isloow " Xukuumada waxay sharaftii Somalia Gacanta U gelisay UNDP
Xildhibaan Cumar Isloow oo isagu ah Xoghaynta Baarlamaanka KMGS ayaa waxa uu kadhawaajiyay in Sharaftii Dalka uu lahaa Gacanta laga Geliyay Hay'adda UNDB isagoona sheegay ...Shir jaraa`id uu maanta ku qabtay ceelasha shiekh Hassan Dahir Aweys xalka dalka waxaa uu ku jira Dagaal
Hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sh. Xassan Daahir Aweys oo maanta shir jaraa`id ku qabtay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanada loo qaxay ee Ceelasha Biyaha ...Shababka Oo Iclaamiyay Iney Diyaarado Dagaal Ku Soo Biirayaan Dagaalka Muqdisho
Ninka u qaabilsan gobolka Banaadir kooxda Al-Shabaab Sh. Cali Maxamed Xuseen oo shir jaraa`id maanta ku qabtay gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ka dhawaajiyay in diyaarado ...Dowlada Yugandha oo Somalia u soo dirtay Askar Farabadan. ka dib markii aay...
Dowladda Uganda ayaa sheegtay Somalia in ay u soo dirtay 750-askari oo ku biiraya howlgalka midowga Africa AMISOM ee magaalada muqdisho.Taliyaha ciidamadda Lugta dalka Uganda ...Xarakada al-shabaab oo Rayidka Ku dhaawacma Muqdisho u diyaarisay Gaadiid Gurmad ah.
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay Ugu talagashay Dadka Ku Dhaawacma Dagaalada Kasocda Magaalada Muqdisho, Gaadiid loogu Tala galay in lagu qaado Dhaawacyada Dadka Rayidka ...Xarakada Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo isku mari la' magac guud ay ku midoobaan.
Iyadoo todobaadyadii u dambeeyay soconayeen wada hadalo meel xasaasi u marayay Xarakada Alshabaab iyo Xisbul Islaam ayaa wada hadaladaas haatan u muuqdaan kuwo labada dhinac ...Maxaad Ka Taqaan La-Taliyaha Madaxweynaha DFKG ee Somaliyeed SHIEKH SHARIIF (Haweeney Mareykan ah) Dhageeyso!!!
Kadib markii Xilka Madaxweynenimada loo caleemo saaray Sheekh Shariif Sheekh Axmed magaalada Jabuuti, ayaa la sheegay in qofkii ugu horeeyay ee uu magcaabo La-taliye dhinaca ...
- Labada Shariif Oo Lagu Cadaadinaayo Iney Xilka Ka Qaadaan Taliyaha Nabadsugida
- Mohamed Cali Samatar oo ogolaaday in lagu Maxkamadeeyo Mareykanka...
- Video: Training children to kill ‘infidels’ (Daawo Video's)
- Halkan ka dhageeyso Fuad shongoole dhwiciisa ka dib qaraxii shalay. (Dhageeyso)
- Abuu Mansuur "Shariif waa nin istus tus badan, saxaafada masaakiinta wuxuu isugu yeeray markuu dharka ciidanka gishanayo"
illaahey ha isku diro dadkii xaq daro ku hishiiyo xaqaa kala saarayo kuwii umadda somali uhishiiyeen iney baabiyaan illaaah baa isku direy illah swtwuxuu kitaabkiisa ...
as/ca illaah guul ha siiyo mujaahidiinta la dagaalaya cadawga umadda islaamka meel kasta ay joogaan soomaali xalkeedana wuxuu ku jiraa iney shareecada islaamka qaataan oo ...
cabdulahi maxaa fidnada u barya walaal miyadan ilaah ka baqeynin
ALLAHU AKBAR ILAAH BAA MAHAD ISKALEH OO MUJAHUNTA GAROBKOODA GALAY.
GAALADII IYO MURTIDINTII WEY JABEN ILAAH BAA JABIYEY DABADHILIFINTA TAAGERI JIRTAY OO QALBIGI MADOBAD ILAAHY KU ...
aniga wax aan ka ahayn hambalyo ma u haayo dhalantaan ka kulaatay diin ka bixinta lagu haayo ummadaan in ku dhow kun iyo barka ...
Featured author
Yusuf ahmed
sports and news

