Boondheere
Boondheere
Ra'isulwasaare Nuur Cadde oo madaxweyne C/laahi Yuusuf ugu baaqay inuu xilka iska casilo.
						<description>R/wasaare Nuur Cadde ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed inuu xilka iska casilo mar hadduu uu ku guul dareystay inuu dalka Soomaaliya u horseedo hanaan dib u heshiisiineed.</description>
Qaraxyo khasaare nafeed geystay oo xalay ka dhacay magaalada Baled xaawo ee gobolka Gedi.
						<description>Inta la og yahay labo qof ayaa ku geeriyootay 9-kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib labo qarax oo is xigay oo xalay ka dhacay xarunta maamulka ee degmada Baled xaawo ee gobolka Gedo.</description>
Maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo oo u digay kooxo falal dhac ah xiliyada habeenkii ka geysta magaalada Kismaayo.
						<description>Maamulka islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa uga digay kooxo falal amaan darro xiliyada habeenkii ah ka geysta xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.</description>
Xoogagga Al-shabaab oo xalay magaalada Marka ku xirxiray dad isticmaalayey wax yaabaha maanka dooriya.
						<description>Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay inka badan 15-qof ka qabqabtay gudaha magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose, kadib howlgallo ay xoogagga Al-shabaab ka sameeyeen xaafadaha magaalada Marka.</description>
Urur goboleedka IGAD oo cunaqabateyn ku soo rogay madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf.
						<description>Dowladaha ku bohoobaty urur goboleedka IGAD ayaa cunaqabateyn ku soo rogay madaxweynaha dowladda KMG ah Col. C/laahi Yuusuf Axmed kadib kulan ay maanta wasiirada arrimaha dibadda IGAD ku yeesheen magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.</description>
Dowladda Itoobiya oo ku hanjabay inay ciidamadeeda si dhaqso ah ula bexeyso haddii aaney madaxda dowladda KMG ah khilaafkoda si dhaqso ah u xalin.
						<description>Wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya Seyoum Mesfin ayaa sheegay in dowladda Itoobiya uu ka dhamaaday dulqaadkii oo wixii xiligaan ka dambeeya aaney ciidamadeedaku sii heyn karin gudaha dalka Soomaaliya.</description>
R/wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi oo eedeyn u jeediyey xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya.
						<description>Cali maxamed Geedii oo horey mar R/waasre uga soo noqday dowladda KMG ah ayaa eedeyn balaaran u jeediyey xubnaha barlamaanka dowladda KMG ah, isagoo sheegay inay xagal daacinayaan xukuumadda R/wasaare Nuur Cadde.</description>
Xuseeyn Caaydiid oo Difaacaya Dowwlada Eritarea "Dhageeyso" wareeysi Ibrahim  X. Daandureey
Dowladda Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay safar ku tagaan dalalka Soomaaliya iyo Eretrea.
						<description>Dowladda Mareykanka ayaa uga digay muwaadiniinta u dhashay dalkeeda inaaney ku safrin dalalka Soomaalia iyo Eretrea cabsi laga qabo in la bartilmaameedsado awgeed.</description>
Ururka Al-shabaab oo sheegay inay xalinayaan dib u heshiisiin dhex dhigayaan beelaha wada daga gobolka Sh/hoose.
						<description>Ururka hubeysan ee Al-shabaab oo inta badan la wareegay gacan ku heynta gobolka Sh/hoose ayaa sheegay inay dhexdhexaadinayaan oo ay dib u heshiisiin ka dhex abuurayaan beelaha is colaadsan ee wada daga gobolka Sh/hoose.</description>
<description>Boondheere</description>