Boondheere http://boondheere.com/ ©2007 Spoonlabs d.o.o. Vivvo CMS 4.0 2008-07-23T12:34:48-07:00 Safaaradda Somalida ee Moscow, Rusia oo hadba calan laga taago http://boondheere.com/Maqaalo/66.html 2008-07-23T09:34:00-07:00 2008-07-23T09:34:00-07:00 boondheere2009 Ilo ku dhow-dhow safaaradda Somalida Moscow ee dalkaasi Ruushka oo lasoo xiriiray shabakadda warbaahinta Calanka.com ayaa inoo xaqiijiyay in safaaraddaasi ey mudooyinkii ugu danbeeyay ka Sh. Shariif:- Xubnaha Asmara jooga ma matalaan isbaheysiga dib u xoreynta Somaliya http://boondheere.com/News/65.html 2008-07-23T09:27:00-07:00 2008-07-23T09:27:00-07:00 boondheere2009 Guddoomiyaha guddiga fulinta isbahaysiga dib u xoreynta Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee ay garabka Asmara caawa sheegeen in xilkii ey ka qaadeen ayaa gaashaanka Sh. Uweys oo la wareegay jagadii Sh. Shariif Sh. Axmed " dhageeyso" caydiid http://boondheere.com/News/64.html 2008-07-23T02:19:00-07:00 2008-07-23T02:19:00-07:00 boondheere2009 Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Aasasayaasha Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Somalia ayaa ku dhawaaqay inuu la wareegay xilkii guddoomiyenimadda Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Somalia Sh. Xasan Daahir oo wareysi ku aadan xilka uu la wareegay siiyay idaacadda BBC "Dhageeyso" http://boondheere.com/News/63.html 2008-07-23T02:12:00-07:00 2008-07-23T02:12:00-07:00 boondheere2009                         Halkaan Ka Dhageyso Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Shirkadaha Shidaalka & Liiban M.Boqor http://boondheere.com/News/62.html 2008-07-22T01:47:00-07:00 2008-07-22T01:47:00-07:00 boondheere2009 Boosaaso 22 Luuliyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso Warsaxaafadeed sheegaya in aay xoogaga muqaawamada aay beri ka yihiin heshiiskii Jabuuti.. http://boondheere.com/News/61.html 2008-07-22T01:42:00-07:00 2008-07-22T01:42:00-07:00 boondheere2009 Xoogaga muqaawaamada ee ka hortaagan cadawga gumaysiga itoobiya ayaa soo saaray bayaan saxaafadeed warbaahinta loo qeybiyay kaasi oo ay ku qaadaceen shirarki Yemen iyo Jabuuti Garabka Asmara Oo Hogaan Cusub Xusul Duub Uga Jira. http://boondheere.com/News/60.html 2008-07-20T18:03:00-07:00 2008-07-20T18:03:00-07:00 boondheere2009 magaalada Asmara ayaa sheegaya in xubnaha tirada yar Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa dadaal ugu jira Sh. Xasan Daahir oo sheegay in Shirkii Yaman ay buburiyeen Garabka Jabuuti ayna ka warsugayaan ... http://boondheere.com/News/59.html 2008-07-20T18:00:00-07:00 2008-07-20T18:00:00-07:00 boondheere2009 Sheekh Xasan Daahir Aways oo ah Gudoomiyihii Golaha Shuurada ee Maxkamadihii kala jabay Xubina ka ahaa Maamulkii isbahaysiga ee lagu dhisay Asmara ayaa saacado kadib 15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi. http://boondheere.com/News/58.html 2008-07-20T08:22:00-07:00 2008-07-20T08:22:00-07:00 Qumane Jey kalena waa dhaawacmeen kadib markii caawa gabal dhacii madfac uu ku habsaday dugsi quraan ku yaalla xaafadda Ciisa Cabdi Gubta ee degmada Dayniile,xili uu ka 3-caruur dugsiley ah iyo tiro kale oo ku dhintay Dagaalkii galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho. http://boondheere.com/News/57.html 2008-07-20T08:08:00-07:00 2008-07-20T08:08:00-07:00 Qumane Jey Waxaa isa soo taraya qasaaraha uu geystay Dagaal xoogan oo galabnimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaashiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoona dagaalada