Vivvo CMS 4.0 Boondheere http://boondheere.com/ ©2007 Spoonlabs d.o.o. Boondheere http://boondheere.com/files.php?file= http://boondheere.com/ Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Shirkadaha Shidaalka & Liiban M.Boqor http://boondheere.com/News/62.html News Tue, 22 Jul 2024 01:47:00 -0700 Boosaaso 22 Luuliyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso Warsaxaafadeed sheegaya in aay xoogaga muqaawamada aay beri ka yihiin heshiiskii Jabuuti.. http://boondheere.com/News/61.html News Tue, 22 Jul 2024 01:42:00 -0700 Xoogaga muqaawaamada ee ka hortaagan cadawga gumaysiga itoobiya ayaa soo saaray bayaan saxaafadeed warbaahinta loo qeybiyay kaasi oo ay ku qaadaceen shirarki Yemen iyo Jabuuti Garabka Asmara Oo Hogaan Cusub Xusul Duub Uga Jira. http://boondheere.com/News/60.html News Sun, 20 Jul 2024 11:03:00 -0700 magaalada Asmara ayaa sheegaya in xubnaha tirada yar Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa dadaal ugu jira Sh. Xasan Daahir oo sheegay in Shirkii Yaman ay buburiyeen Garabka Jabuuti ayna ka warsugayaan ... http://boondheere.com/News/59.html News Sun, 20 Jul 2024 11:00:00 -0700 Sheekh Xasan Daahir Aways oo ah Gudoomiyihii Golaha Shuurada ee Maxkamadihii kala jabay Xubina ka ahaa Maamulkii isbahaysiga ee lagu dhisay Asmara ayaa saacado kadib 15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi. http://boondheere.com/News/58.html News Sun, 20 Jul 2024 01:22:00 -0700 kalena waa dhaawacmeen kadib markii caawa gabal dhacii madfac uu ku habsaday dugsi quraan ku yaalla xaafadda Ciisa Cabdi Gubta ee degmada Dayniile,xili uu ka 3-caruur dugsiley ah iyo tiro kale oo ku dhintay Dagaalkii galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho. http://boondheere.com/News/57.html News Sun, 20 Jul 2024 01:08:00 -0700 Waxaa isa soo taraya qasaaraha uu geystay Dagaal xoogan oo galabnimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaashiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoona dagaalada Dagaallo si kala gooni ah uga dhacay Deegaanno ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose http://boondheere.com/News/56.html News Sat, 19 Jul 2024 05:42:00 -0700 Dagaalka koowaad ayaa wuxuu maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo dagaalkaasina uu u dhaxeeyay Ciidamo Soomaali Ciidamada Dowladda ee lagu soo tababaray Ethiopia oo iyagoo ku soo jeeda Muqdisho dagaal qabsaday. http://boondheere.com/News/55.html News Sat, 19 Jul 2024 12:32:00 -0700 Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal la isku gabal dhacsaday uu ka soconayo agagaarka Balli-doogle, halkaasoo lagu weeraray Duqeyn hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday xarunta Warshadda Baastada ee Ciidamada Itoobiyaanka degan yihiin. (Dhageeyso) http://boondheere.com/News/54.html News Fri, 18 Jul 2024 15:02:00 -0700 Duqeyn hoobiyeyaal loo adeegsaday ayaa lagu beegsaday caawa maqribkii xarunta ay ciidamada Itoobiyaanka ka degan yihiin Warshadda Baastada ee deegaanka Heliwaa halkaasi oo dhowr madfac GUDDOOMIYAHA DEGMADA BOONDHEERE: “Maxamed Dheere iyo Ciidamadiisa ayaa gurigeyga soo weeraray waxayna ka qaateen...... http://boondheere.com/News/53.html News Thu, 17 Jul 2024 05:47:00 -0700 Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/llaahi Xirsi Wardheere (Istakiin) ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) in uu gurigiisa soo weeraray, isla markaana Boondheere