Boondheere: Al-Shabaab ayaa waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan Gaari ku wa dagalka ah (Dhageeso) Al-Shabaab ayaa waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan Gaari ku wa dagalka ah (Dhageeso) ================================================================================ boondheere2009 on 04 July, 2008 08:45:00 Dhageeso-05 Jul 2008 Xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa goor dhaw ayaa meel degmada Wala weyn u jirta 5-KM waxa ay u galeen ilaa sedax gawaari oo ay saarnaayeen Ciidamada booliska KMG iyadoo aan la ogeyn qasaaraha soo gaaray labada dhinac . Halkaan ka dhageeso warkii Xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan hal ka mid ah gawaarida ay wateen ciidamada booliska. Gawaaridaan ay wateen ciidamada booliska ayaa waxa ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho,waxaana ay ku sii jeedeen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay iyadoo aysan jirin wax hadal ah oo ka soo baxay dowlada KMG .