boondheere
boondheere
Shabaab oo fariisimo hor leh ka qabsaday Dowladda KMG iyo AMISOM oo ku go'doonsan Hotelkii Jubba
						<description>Xoogaga Alshabaab ayaa horumar ka sameeyay dagaaladii saacadihii u dambeeyay ay la galeen Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo hada ah difaaca kaliya Dowladda </description>
Shariif Hassan iyo Cumar C.Sharmaarke oo wada Shirqool aay ku damacsan yihiin inaay xilka kaga turan Shiekh shariif (Daawo Dukumentiga)
Duqeymo waaga loogu diiray magaalada Muqdisho iyo dagaalo tan iyo xalay ka soconaya
						<description>Duqeymo culus ayaa waaga loogu diiray Caasimada magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalo xoogan ay ka soconayaan tan iyo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.Dagaalada iyo </description>
Shabaab oo boqolaal ciidan dhoolatus sameeynaya  ku soo bandhigay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
						<description>Xarakada Alshabaab ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay boqolaal ciidan oo qeyb ka noqonaya dagaalada Muqdisho, kadib markii tababar ugu soo dhamaaday Gobolada dalka.Boqolaalkan </description>
LABADA SHARIIF OO BILAABAY  KALASHAANDHEEYS DHANKA TALIYEYAASHA  GAR AHAAN xOOGA DALKA IYO BOOLISKA
						<description>Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Madaxtooyada Dowlada Labada Shariif ayaa sheegaya in dhowaan is-bedel xoogan lagu sameyn </description>
Sideen u Fahamnaa Qur'aanka? Q: 26aad
						<description>Sideen u Fahamnaa Qur'aankaQ: 26aad.Suurada 93aad Ad-Duxaa:Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan </description>
Dagaalo culus oo xalay ka dhacay Waqooyiga Muqdisho gaar ahaan wasaarada waxbarashada....
						<description>Dagaalo culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo xarakada Alshabaab ayaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho, iyadoo dagaalkaas uu qasaare </description>
Shiekh Shariif oo ka shanqariyay Dastuurka cusub ee qabyada ah WAR SAXAAFADEED
						<description>Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee madaxa banaan.Madaxweynuhu, War-murtiyeed </description>
Xarakada Alshabaab oo abaal marino kumanaan doolar gudoonsiiyay Arday tartan quraan akhris u qabteen
						<description>Xarakada Alshabaab ayaa markii u horeysay abaal marino lacageed iyo shahaado gudoonsiiyay Arday ka kala socotay gobolada ay maamulaan, kuwaas oo tartan quraan akhris ay </description>
Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ee DFKG Somalyeed oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay (Warbixin)
						<description>Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG ayaa soo kala dhex galay khilaaf cusub oo markan ku saleysan awoodaha, kadib markii dhowaan Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid </description>
<description>boondheere</description>